Xog Vedio:Kaarto ay dajiyeen musharixiinta Ogana guuleysanayaan MD Xasan oo la Ogaaday…


Ayadoo lagu wado in maalinimada arbacada oo kubeegan 8 bisha ay magaalada muqdisho kadhacdo doorashada madaxweynaha soomaaliya kasoo utaaganyihiin ilaa 23 musharax kuwaasi oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka halka kuwa kale ku cusubyihin siyaasada dalka.

Xog aan helnay ayaa sheegaya qaab cusub dajisteen musharixiinta oga adkanayaan madaxweynaha soomaaliya kuwaasi ku mideysanyihin in musharax qura isugu geeyan codkooda.

Gudoomiye Tarsan oo kamid ah musharixiinta ayaa sheegay in diyaariyeen qaabka oga adkanayaan madaxweyne Xasan Sheekh waxayna sheegeyn in oo isaga bixin lacag mar waliba ayaga kala wareeji donaan kursigaan

Isku soo wada duub doorashadii ugu danbeyse ee kadhacday dalka soomaaliya laguna soo doortay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wareegi ugu danbeeyay noqde mid musharixiin farabadan isugu geeyeen codkooda kuwaasi oo sadax jubaar ah kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM