Xog Daawo: Hadii Badda la galiyay Muran Maanta waxaa la boobayaa Hawada Somalia..


iyadoo dadka Soomaaliyeed ay la socdaan Muranka la galiyay Badda Somalia Xadka aan la wadaagno dalka Kenya ayaa markaan waxaa la ogaaday Halis kale oo ku saabsan in hawada Soomaaliya loo qorsheeyay in lagu wareejiyo dalalka Dariska ah taasoo ah Murugo markale oo Soomaalida usoo hoyatay.

Maxamed Abuukar Nuur oo Khabiir dhinaca Hawada ah, ayaa ka warbixiyey Duulaan Balaadhan oo lagu soo Qaaday Hawada Soomaaliya, Iyadoo Horey Boob Loogu Hayey Hantida Kala duwan oo Badda Muran la Geliyey.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Maxamed Abuukar ayaa wuxuu sheegay inay Arin Murugo leh ay tahay inay Hawada Soomaaliya Qarka u saaran tahay inay Gacanta ka baxdo, Sidoo kalana Wuxuu soo bandhigay Qorsheyaal la yaab leh oo soo Wajahay Hawada Soomaaliya, Iyadoo ay ka mid tahay inay dalalka Deriska loo Qaybin doono Iyo Shirkii Hindiya ka dhacay ee Arinta lagu Ogaaday.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM