Toos U Daawo: Dooda Musharaxiinta Xilka M/weynaha oo bilaabatay…


Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda Bilaabatay , waxaana maanta Gelinka hore dooda loo qaban doonaa 13 Musharax sida uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Musharaxiinta ayaa la waydiinaya Su’aalo la xariira waxqabadkooda.

Doodaan ayaa laga daawanaya Muuqaal baahiyaasha Soomaalida.

HALKAAN RIIX OO TOOS U DAAWO MUUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM