Reer Muqdisho oo Saaka la yaaban qaab Cusub oo Amaanka Doorashada loo Adkeeyay…


Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahanba wadday waddo xorasho ayaa arrin dad badan ka yaabisey waxay ka sameeyeen waddoyinka magaalada Muqdisho.

Saakay waxay shacabka ku dhaqan Muqdisho kusoo baraarugeen iyadoo dhammaan waddooyinka magaalada lagu xiray dhagxaan badan, islaamrkaana aysan jirin meel la mari karo.

Waddo walbo oo ka baxda Wadnaha, islamarkaana aaddan dhanka Makka Al-mukarrama waxaa lagu jaray dhagxaanta ay difaacayada ka dhigato DFS.

Dadku waxay kasii walaaceen haddii dadka deggan meelaha dhagxaanta lagu jaray ay xaalad adag soo wajahdo halka la marsiin lahaa dadkaasi maadaama waddooyinka la xiray.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM