SHABAKADDA BADWEYN

Wararkii ugu danbeeye ee Caawa Magaalada Baydhabo”Bandow oo lagu Soo rogay”
Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ayaa caawa ku hoyanaya Magaalada Baydhabo eee Xarunta gobolka Baay ee ay la wareegeen gelinkii dambe ee maanta,iyadoo Bandow aan la shaacin uu ka dhaqan galay halkaasi.

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa mudo ku dhawad afar sanno ka talinayay maamul hoostaga Ururka Al-Shabaab gelinkii dambe ee maanta waxaa la wareegay Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Ethiopia sida uu Shabakada Badweyn.com u sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay ee Dowladda KMG Soomaaliya Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey.

“walaalow Qasashada Magaalada Baydhabo ee gobolka Ilaahay fadligiisa iyo Ciidamada Dowladda Dadaalkooda ayey noogu suura gashay iyo shacabka guud ahaan gobolka Baay oo si weyn u soo dhaweeyey Ciidankaas walaalohooda ah oo heeryada dulmiga ahoo argagixisada caalamiga ah ka dul qaadaayey Alxamdulilaah Ilaahaybaa mahad leh hadda waa lagu guuleystay” ayuu Shabakada Badweyn.com ee Magaalada Muqdisho u sheegay Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey Guddoomiyaha Gobolka Baay ee Dowladda KMG Soomaaliya.

Gudoomiyaha Gobolka Baay ayaa intaasi ku daray inay adkeynayaan ammaanka Magaalada Baydhaba Duleedka Magaaladana ay ka dhigteen Farisiimo Difaacyo ah waxaana uu digniin u jeediyay Ciidamada Dowladda ee maanta gaaray Baydhaba isaga oo sheegay in askarigii dhac ama dil ka geysta Magaalada Baydhaba lasoo taagi Maxkamad ay horay ugu soo dhawaqeen.

“Ciidanka Dowladdana waxaa loo sameeyey Maxkamad oo cidiid cid ku xad gudubta Talaabo ka qaadaysa ma jirto deegaannadii aan soo marnay meel ay koob biyaa xitaa ay ka qaadeen, dadweynaha aad ayey arrintaas ugu riyaaqeen anagana arrintaas waa naga go’an tahay cidii shacabka ku xadgudubtana talaabo ayey la kulmi doontaa inshaa Allaah” ayuu mar kale yiri Guddoomiyaha Gobolka Baay ee Dowladda KMG Soomaaliya Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey.

Afhayeenka Ciidamada Al-Shabaab Abdi Casiis Abuu muscab ayaa sheegay in Dagaallo ay la galeen Ciidamo Ethiopian ah kuwaasi oo kasoo dhaqaaqay Deeganka Yurkud ee Gobolka Gedo wuxuuna sheegay inay Ciidamada Ethiopia ay ka gubeen Gawaari Uuraal ahaa sida uu hadalka u dhigay inkastoo uusan ka hadlin la wareegitaanka Baydhaba.

“nimankaa xabashida ah maanta barqadii ayey meeshaas ka soo dhaqaaqeen, waxayna u soo dhaqaaqeen meesha la yiraahdo Yurkud intaa ka dib mujaahidiintu waxay qaadeen weeraro kala duduwan oo ay ka qaadeen, meeshii fariisinta ahayd ee ay ka soo bexeen oo la yiraahdo Bohol bashiir oo ay isku qeybiyeen oo qeybi ay meeshaas ku hartay qeybina ay soo aaday Yurkud dagaalkaasina wuxuu socday muddo galabta sagaalkii saac ayuu soo gaaray oo dagaal culus ayuu ahaa waana ilaahay mahadiis dagaalkaas jug culus ayaa ku gaartay gaari uraal ah iyo gaari taagni ah ayaa halkaas uga gubtay” ayuu Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere.

Magaalada Baydhaba waxaa Magaalo Istiraatiiji ah waana Magaalo ganacsi oo si toos ah laysaga kala wareejiyo Muqdisho iyo Gobalada kala ee dalka, iyo qeybo ka mid ah Kenya iyo Ethiopia.

Bandhow ayaa caawa ka dhaqan galay kaas oo aan horay loo shaacin, xaaladda ayaa waxa ay tahay mid deggan, cabsina meesha kama marna oo dadka ku sugan Baydhabo waxay ka baqdin qabaan is balaarin caawa ay sameeyaan Ciidamada Itoobiya eek u sugan halkaasi.

Shabaab oo caawa Raaf kawado Magaalada Jowhar
Xarakada Al-shabaab ee magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa caawa xabsiga u taxaabay toban dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada ka xammaalata magaaladaasi.

Horjoogayaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa dhallinyaradan ku eedeeyeen in ay diideen bixinta lacago lagu amray in ay si qasab ah u bixiyaan, iyagoo sheegay in aysan dhallinyaradan sii deyndoonin ilaa inta ay eheladoodu ka bixinayaan lacagaha laga rabo.

Wararka qaar ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay dhallinyaradan jirdil u geysteen ka hor inta aysan xabsiga geynin,kuwaasoo haatan ku jiraan xabsi ay Alshabaab ku leeyihiin xaruntii hore ee UNICEF ee magaalada Jowhar.

Arrintan ayaa ku soo beegmaya xilli ay dhaqaale xumo soo wajahday maleeshiyada Al-shabaab, kaddib markii inta badan deegaannada gobollada Gedo, Bakool iyo Baay ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca.

Fanaanad Soomaali ah oo shaac ka qaaday in ay jeceshahay Ragga Jiimka qaada!! waa tuma?
Inta badan aduunka aan ku noolnahay haatan waxaa ka jira dagaal dhanka jirka ah kaa oo ugu danbeyntii si aan caadi aheyn dhaqan u noqday ragga aduunka ku nool gaar ahaan.

Xanuuno badan ayaa la sheegaa in uu u roonyahay Jiimka gaar ahaan in qofka maalin walba uu korkiisa ka saaro wasaqda ayaa ah mid wax badan ka badasha hanaanka jirka ee maalin kasta.

Fanaanda da’da yar ee Ikraan Caraale ayaa ka sheegtay barta Internet-ka ay kaga leedahay facebook-ga gaar ahaan in aad u jeceshahay ragga qaada biriha ayadoona ku macneysay arintaasi in ay tahay awooda gaar ahaan ay u leeyihiin ciyaarta sariirta iyo murqohooda oo noqda kuwa ay ku xakameyn karaan dhaqdhaqaaqa ka socona sariirta.

” aniga waxaan jecelaay in ninka aan rabo in qaadan karo ama uu i saarsan karo taana waxaa ka bixi kara kaliya ragga jiimka qaada” ayay tiri Fanaanada oo xiligaasi qosol gaaban ku dartay

Dhalinyarada Soomaalida ayaa haatan waxaad ku arkeysaa ayagoo inta badan dhisaaa jirkooda qaarkood waxa ay ciyaaraan Sports-ka nuucyadiisa kala gadisan qaarna waxa ay ku ekyihin in ay dhisaan jirkooda la jaanqaada aduunka intiisa kale waxaadna ku arkeysaa marka aad booqato goobaha lagu dhiso jirka dhalinyaro badan oo doonaya in ay dhisaan jirkooda si ay uga faa’ideystaan in ay ka helaan muuqaal wanaagsan oo jirkooda uu noqdo.

Heeb Cabdi

heebcabdi@hotmail.com

Arimaha Bulshada

Shabakada Badweyn Oo ogaatay Sirta ku jirta Barbarooniga & faa’idadiisa dhanka Galmada
Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax badan uu kusoo kordhiyo jirka aadmiga gaar ahaan ragga iyo Dumarka.

Ragga inta badan xiliyada ay socoto ciyaarta sariirta waxa ay u kala baxaan kuwa ku daaha ciyaarta iyo kuwa wareega hore ku hara waxaana la ogaaday in dhibtaada ay tahay xanuuno xiligaasi jira iyo qofka oo aanan ku qanacsaneen in uu sii saarnaado sariirto, si kastaba ha ahaatee Barbarooniga ayaa la ogaaday in wax badan uu ka tiro biya daaha ama in ay bataan biyaha oo xiisaha iyo ciyaarta sariirta ay noqoto mid aan dhamaan oo la macaansado.

Baaritaan Shabakada BADWEYN.com ay sameysay ayaa waxa ay kusoo ogaatay qoysaska Soomaalida ee inta badan isticmaala barbarooniga ay badanyihiin ayagoon ka warheyn waxa uu taro balse isaga darsada cunada oo qur’ taa oo ugu danbeyntii nagu kaliftay in aan soo bandhigno faa’ida iyo wax tarka gaar ahaan uu u leeyahay ragga barbarooniga.

Kaliya biyaha ma badiyo ee waxa uu kobciyaa awooda iyo in xiisaha sariirta in uu sii ahaado mid aan lagu kala bixin xili hore waana faa’ida uu ilaahay barbarooniga ku dhax abuuray.

Inta badan barbarooniga waxaa laga helaa goobaha lagu gado khudaarta waxaana sameyn kartaa adigoon karin ayaad ku cuni kartaa ceyriinka wax dhib ah kuguma uu abuurayo hadii maalin kasta aad ka isticmaasho wajbad ama garaam dhan 1/2 ama qiyaas ahaan 5-xabo waxaan kuu balanqaadayaa in wax badan ay iskaa badali doonaan dhanka ciyaarta sariirta oo aad noqon doonto mid awood u leh in wax badan in uu sii safto ama biyo badan uu ku maansheeyo nawaaxiga Mahbalka ama Siilka.

Heeb Cabdi

heebcabdi@hotmail.com

Arimaha Bulshada

Biyaha Ragga oo la ogaaday in ay u fiicanyihiin !!! DARAASAD
baaritaan lagu sameeyay waxa ay ka koobanyihiin biyaha ragga ayaa lagu ogaaday in biyaha ragga ay yihiin ku leh faaidooyin aad u badan oo wax badan u tara gaar ahaan haweenka.

waxaana lagu ogaaday in gaar ahaan haweenka xiliyada ay yihiin Xaamilada ama ay Uurka leeyihiin ay wax badan ka taraan koritaanka iyo sahlida cunuga iyo in ay kaalin ka qaataan sidii si sahlan ay u soo bixi lahaayeen caruurtaas.

Sidoo kale waxaa la ogaaday in haweenka ay u faa’ido yihiin xiliyo badan ayadoona la ogaaday in dheefta ama nafaqada ku jirta biyaha ragga ay noqdeen kuwa ka weyna ama waasacsan Caanaha hooyada kuwa caruurta ay ka heleen , ayadoona dhanka dhibaatooyin ama wax ka badala naqshada haweeneeda oo aad arkeyso marka la guursado in ay kala badato ama ay kala daadato.

Daraasadaan ayaa si gaar loogu eegay faa’idooyinka waxaana lagu tijaabiyay 70% haweenka ku dhaqan magaalada Boston ee dalka Mareekanka taa oo ugu danbeyntii lagu ogaaaday in Sperm-maha ama Shahwada ragga ay yihiin kuwa ogood buuxdo u leh in ay xakameeyaan hanaan socodka iyo kala danbeynta jirka xiliga haweeneeda ay tahay xaamilada.

“Haween badan ayaa ku fakiro in biyaha ragga xitaa ay u adeegsadaan qaab aan wacneen balse aniga ahaateeda waxaan aaminsanahay in wax badan ay ka qabtaan kala danbeynta jirka haweeneeda gaar ahaan biyaha ragga” sidaasi waxaa tiri Nancy oo ah haweeneey wax ka dhigta Jaamacada Boston oo ka mid aheyd Khubaradii cilmi baarista ku sameeyay biyaha ragga in muda ah.

Heeb Cabdi

heebcabdi@hotmail.com

Arimaha Bulshada

Riyadii Dowlada Somaliya oo Rumowday”Shabaab oo wadada Diinsoor qaaday”
Ayadoo shabaab saacado kahor macsalaameyse magaalada Baydhabo oo afar sano maamuleyse aya romowday hadal maalinimadii shalay shaacisey xukumada KMG oo ahaa in maalinimada jimcaha kutukan donaan magaalada baydhabo ee gobolka baay.

Wasiirada dowlada qaarkood ayaa warsaxafedeed kusheegay in lawareegi donaan magalaada baydhao kahor maalinta Jimcaha waxayna shegeen in karaacdeyn donaan shabaab oo xiligaas maamulin jirtay.

Habeenimadii xalay waxa warbaahinta Muqdisho lahadlay Xildhibaan Xaabsade kasoo sheegay in habeenka caawa lagala soo hadli doono magaalada baydbabo asagoo kujsugan waxayna u muuqataa mid arinkaas oo najaxay kadib marki shabaab oo saacado kahor magaalada kabaxeen.

Qudbada madaxweyne shariif oo kajeedin doono shirka magaalada London aya lagu daray in goobaha dowlada gacanta kuheyso in ay kamidtyhe magaalada baydhabo waxaana taasi u muuqataa mid arinkaas suurtagashay.

Ugu danbeyntii kooxda shabaab ayaa xiligaan kusii socota wadada udhaxeeyo magaalada Diinsoor iyo Baydhabo kadib markii isaga baxde magaalada waxaana laga yabaa in halkaas fariisimo ciidan kasameysato wallow aan shabaab kusii nagaan karin goobahaas madaama ay yihiin meela hoOd ah.

Shabaab oo albaabada u laabtay Xaruma Gar gaar
Ayadoo kooxda shabaab awoodeyda iyo jiritaankeyda sii liiceyso ayaa xiligaan cunaha oga dhegtay shacabka masaakiinta ee kudhaqan degaanada ay maamushao waxaana albaabada u laabtay gooba barakacayaal lagu quudinaaye oo kutaalo magaalada Kismaayo.

Xarumahaan shabaab albaabada u laabtay aya kuyaalo xaafada mjagaalada oo kale ah xaafadda Farjanno oo laba meel kutaalo halka goobaha kale kuyalaan xaafadaha Shaqaalaha iyo Guulwade oo dhamaantooda kuyaalo magaalada kismaayo.

Lama oga sababaha shabaab albaabada ugu laabeyn xarumahana gar gaarka oo lagu fidin jiray dadka tabaaleysan blse shabaab ayaa mar walilba diyaar u ah dhibaateynta shacabka.

isku sowada duub shacabkii laga xiray goobaha lagu quudin jiray ayaa badweyn sheegay in hay’ado gargaar ay raashin ka bixin jireen xarumaha waxayna imaaneysaa xili shabaab calankooda dhulka kusii dhacaayo.

Deg deg:Shabaab oo magaalada Baydhabo laga Saaray
Sida Shegayaan wararka aan haatan kaheleyno magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa shegaya in Ciidamada dowlada iyo Itoobiyaanka oo kabayaan Ahlu Sunna gudaha ugaleen magaalada 20daqiiqo kahor.

Goob jogayaal haatan aan laxariirnay aya noo xaqiijiye lawareegi taanka ciidamada dowalada waxayna shegeen in aan wax iska hor imaad kadhici gudaha magaalada waxayan bixitanka bilaabeyn duhurnimadii maanta.

Ciidamadu waxa ay si xarago leh difaacyo uga sameeysteen duleedyada magaaladaasi iyagoo dhinaca kalena si taxadar leh u sugaya amaanka magaaladaasi.

Ugu danbeyntii Magaalada Baydhabo aya muda sanado waxa gacanta kuhaaye Ciidamada shabaab oo dhibaato ugeestay shacabka ayadoo  dadka reer baydhabo uga dhigantahay maalinta xorriyadda mar haddii malleeshiyaadkii dhiigmiiratada ah ciidamadu maanta ka dulqaadeen.

Kabixitaanka shabaab ayaa imanaayo xili aan war saake nisoo daabacne oo ahaa in Madaxweyne shariif qudbada oo kajeedin doono shirka London lagu soo daray in Magaalada baydhabo lawaregeen taasina noqoneyso midromowday

Dagaalo culus oo kadhacay Duleedka Baydhabo”Ciidamada oo Afka Usaaran”
Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya oo u soo guur guuranaayay Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, ayaa waxay xilligaan ku sugan yihiin meel aan sidaasi uga fogeyn Magaaladda Baydhabo.

Ciidamadaan oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, ayaa intii ay u soo socdeen Magaaladda Baydhabo waxaa wadada laba jeer u gallay Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, isla-markaana waxaa dhex maray dagaalo culus.

Mid ka mid ah dagaalada ayaa wuxuu soconaayay 30 daqiiqo, iyadoo midka labaadna uu soconaayay muddo dhan 20 daqiiqo, isla-markaana dagaalada oo soconaayay ku dhawaad hal saac, ayay labada dhinac isku garaaceen hubka cul culus.

Dagaalada oo labada dhinac ka soo kala gaaray khasaarooyin culus, ayaa waxaa lagu jabiyay Xoogaga Shabaab, waxayna dib ugu soo laabteen Magaaladda Baydhabo oo ay ka soo qaadeen weeraro qorsheysan.

Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab-sanaaya Ciidamadda Dowladda Itoobiya, ayaa waxay xilligaan ku sugan yihiin Deegaanka Aw Diinle oo 15km oo kaliya u jira Magaaladda Baydhabo, isla-markaana waxay qorsheynayaan inay weeraraan Magaaladda Baydhabo.

Taliyaha Guud ee Ciidamadda Xoogga Dalka Somaliyeed General C/Qaadir Sheekh Cali Diini, oo ka hadlay dagaalada xilligaan ka soconaaya duleedka Magaaladda Baydhabo, ayaa wuxuu Ciidamadda Al Shabaab uu ugu baaqay inay isku soo dhiibaan Dowladda, oo uu sheegay inay cafis u fidin doonto.

all

Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab, oo ka hadlay dagaalada ay ku qaadeen Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya, ayaa wuxuu sheegay inay khasaaro u geysteen, isla-markaana wuxuu sheegay inay dagaalada sii wadi doonaan.

Iskusoo wada-duuboo barakac balaaran ayaa wuxuu ka soconayaa Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay, xilli ay ku soo dhaw yihiin Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo ay kaabayaan Ciidamadda Dowladda Itoobiya.

Dhalinyarada ku dhaqan Muqdisho oo qaati bilaahi ka taagan Raga Soomaaliyeed ee ka imaaday S/Afrika
Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa cabasho aad u xoogan waxa ee ka keeneen Raga Soomaaliyeed ee ka yimaada Dalka K/Afrika kuwaa oo boorsiiyin lacago ah hore usoo qaata taa ee dhalinyaro ku sheegeen mid iyagu lagu dhibaateenayo lacagahaasi.

Dhalinyarada ayaana waxa ee ka cabayaan ah in Raga South Africa ka yimaada ee lacaga wata in ee iibsadaan Jaceylkooda in mudo ah soo dhisayeen joogayna heer gabo gabo ah kuwaa ee ku baa bi’iyaan lacago fara badan ee Waalidiinta siiyaan Dhalinyarada South Africa ka timaada.

Raga Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika kayimaada ayaa sidoo kale gabdhaha ee shukaansanayaan ugu sheekeeya in ee yihiin rago ganacsato waa weyn ah oo Dukaamo ku leh Dalka S/Africa aroos Qatar ahna u dhigayaan deetana u kaxeesan doonaan Dalka K/Afrika oo lacagta iskataal gabdahana sidaaba ee kusoo jilcaan deetanaya ujeedkooga ugu soo fududaayo.

Marka intaa loo sheego ayaa gabdhuhu waxa ee bilaabaan in ee iska iloobaan Jaceylkoodii baahida ku dhisnaa durbana isku diyaariyaan aroos ee la galaan Raga South Africa ka yimaada taa oo niyad jab iyo dhibaato xoogan ku noqata Dhalinyaradii gabdhahaasi Jaceyl wadaag ahaayeen.

Raga South Africa ka yimaada qaarkood waxa ee sameeyaan in bil gudaheed guursadaan labo Xaas iyagoo furaya tii hore hadana mid kale sidii hore oo kale u guursadaan taa oo hada ee sameeyaan badi Raga South Africa kayimaada kuwooda lacaga heesta.

Raga qaarkood ayaa mudo bi lama labo bil ah waxa eek u guursadeen gabdho labo ilaa Sadax gaaraya kuwaa ee hadana dib u furan inta ee isla muqdisho joogaan.

Waxaana dhacda markii dib u laabanayaan Raga qaarkood markii dantooda iyo Muraadkooda gabdha ka gaaraan Jaceylkoodii horena Gabdhahaasi bur buriyeen in ee furaan eena kaga tagaan Magaalada Muqdisho iyaga oo uga baxaya waxii balamo ahaa ee la galeen.

Mid kamid ah Dhalinyarada Muqdisho aan la kulmay ayaa ii sheegay in Qaati bilaahi uu ka tagan yahay Raga South Africa ka yimaada mar iyo labana eesan aheyn dhibka ee u geesteen isaga oo aad u murugsanaa markii aan la kulmayay.

‘’Walaalow Waxaa kuu sheego ma aqaan Dhib aan yareyn ayey nagu hayaan Raga lacaga boorsada kuwata ee South Africa ka yimaada aniga markii labaad ayaan marayaa oo gabar aan Jeclaa iga guursadaan oo Jaceylkeygii halkaas aan ku waayo ,maxaan sameynaa ma Xamar ayaana uga tagnaa mise waan iska celinaa Ragan lacagta nagu gumeesanaya ‘’ ayuu yiri Cabdi Salaad oo kamid ah Dhalinyarada Muqdisho ku dhaqan.

Dhalinyarada kunool Dalka South Africa ayaana heesan lamanae ee ku guursadaan ama kula saaxiibaan gudaha South Africa taasina ee tahay mid inta badan adag taa badalkeeda ayeena sameeyaan in Muqdisho ama wadamada kale ee jaarka ah tagaan eena guursadaan hadba tii ifeysa xitaa iyaga oon shukaansan.

Mar aan la kulmay Dhalinyaro badan oo ka timid Dalka South Africa ujeedkoodana ahaa in ee guursadaan qaarkoodna guursaday ayaa waxa ee in badan oo kamid ah ii sheegeen in Muqdisho u yimaadeen in ee guursadaan gabdhaha quruxda badan ee Magaalaad ugu ifaya iyagoona intaa ku daray markii ee laabanayaan in ee iska furaan maadaama ee adagtahay in ee sii wataan ee kula noolaadaan Dalka South Africa.

Hadaba Dhalinyarada Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday Raga Soomaaliyeed ee South Africa ka yimaada in ee ka dhaafaan dhibka ee ku hayaan Jaceylkooda ee lacagaha dul dhigaan eena sameestaan Jaceyl ee guursadaan iskana daayaan guurka daneysiga.

Gacal Xuseen Gacal Ayman

Wariyaha Arimaha Bulshada