DHAGEYSO:Sheekh caanka ah soomaalida oo xildhibaanada ka habaaray in Lacag ku dooran Madaxweynaha cusub


Sheikh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada waa weyn ayaa kahadlay doorashada lagu wado in dhawaan kadhacdo magaalada muqdisho waxaana oo sheegay in xildhibaanada looga baahanyahay in iibsan codkooda.

Sheekha ayaa sheegay in aduun iyo aakhiro la weeydiin doono xildhibaanada shaqsiga ay siiyeen iyo qaabka ku bixiyeen waxaana oo sheegay in arintaasi oo ka habaaray in laaluush qaataan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM