DEG DEG:Qarax xoogan oo goor dhow kadhacay Degmada Afgooye


Sida ay sheegayan wararka aan xiligaan ka heleyno degmada afgooye ayaa sheegaya in halkaas kadhacay qarax xooogan oo khasaaro geystay.

Qaraxaan ayaa lasheegaya in oo kadhacay bosteejada laga raaco gawaarida aada tooratoorow oo halkaas fariisin kuleeyihiin ciidamada dowlada.

Qaraxa ayaa ahaa Bamgacmeed lagu tuuray Ciidamada inkastoo aan weli la’ogeyn khasaaraha Askarta Bamka lagu weeraray ka soo gaaray.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe kala socon doontaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM