Deg Deg+Dhageyso: Amiiro ka tirsan Al shabaab oo Nolosha lagu qabtay & qaar la dilay…


Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta Lixdanaad ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen gobolada Baay iyo Bakool.

Taliyaha ayaa sheegay intii ay socdeen howlgalladaas in ay soo qabteen Amiiro ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ibraahim Aadan Yarow Taliyaha Qeybta Lixdanaad ee xoogga dalka ayaa sidoo kale tilmaamay in Amiiradaasi ay hadda ay ku jiraan gacanta ciidamada dowladda , islamarkaana dhawaan sharciga lo horkeeni doono isagoo caddeyay in qaar la dilay.

Ugu dambeyntii waxaa uu tilmaamay in ay hakad galeen howlgalladii ka socday Baay iyo Bakool Sababo la xariira doorashada madaxweynaha.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM