DEG DEG: Sarkaal Sare kana Tirsan Ciidanka DF oo Xabsiga la dhigay..[MAGACIISA]


War DegDeg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee dowlada Soomaaliya ay Xabsiga dhigay dhigeyn Sarkaal Magaciia lagu soo koobay Gudcur kaas oo ahaa taliyiha Booliska Deegaanka Leego.

Sarkaalka la xeray ayaa Gurigiisa lagu weeraray waxaana howlgalka si wada jir ah u fuliyay Ciidanka Kumaaandooska dowlada iyo kuwa Amisom.

Guddoomiyaha Leego Abukar Cabdullahi Isxaaq ayaa sheegay in taliyaha loo xiray kadib markii jidgooyooyin uu dhigtay Deegaan kaasi.

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo aan la xiriirnay si aan wax uga weydiino arrintan ayaa ka gaabsaday.

Shacabka iyo gaadiidleyda ku dhaqan Shabellaha Hoose ayaa talabadan soo dhaweeyay oo ku tilmaamay mid lagu xirib tiray isbaarooyinka.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM