DEG DEG: Bandow dadka & Gaadiidka ah oo lagu soo rogay Muqdisho…


War degdeg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobalka Banaadir uu ku dhawaaqay in maalmaha soo aadan Magaalada Muqdisho dhamaan bandow lagu soo robay.

Wariyaasha oo hada ku sugan Xaruuunta Gobalka Banaadir ayuu u sheegayaa guddoomiyaha in Labo maaalin aan magaalada Muqdisho wax isku socod gaadiid iyo dadweyne ah jiri doonin, doorashooyinka awgood.

Shacabka ayuu u sheegayaa guddoomiyaha ineysan dhibsan Labada maalin ee jid xiranka, maadaama madaxweyne cusub la dooran doono, waana arrin shacabka ka carreysiin karta xayiraaddaasi.

Goordhaw naga fillo codka & Muuqaalka:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM