Daawo:Sheekh caanka ah Soomaalida oo tageeray Trump kana codsaday Reer galbeedka soomaalida lasoo raafo


Ayadoo dhawaan dowlada mareekanka ay soomasaafurisay soomaali gaareyso ilaa 94 qof kuwaasi oo sheegeyn in ay wateen aqbalaad codsigooda mangalyo.

Sheekh caanka ah degaanada soomaalida ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee mareekanka oo qabtay howl wanaagsan oona doonaayo in guud ahaan soomaalida kasoo raafo dalka dibadiisa.

Sheekha ayaa raaciyay in soomaalida dalkooda oo aan rabin umado kale dalkooda kuso qul qulayaan laganayaabo in lagala wareego ayna noqon karin arin aan loo dulqaadan karin.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM