Daawo:RW Cumar maxaad ogeyn kusheegay khudbadiisa musharaxnimo xili maalmo ay…


Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ah Musharrax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ayaa maanta ka mid ahaa Musharraxiin khudbado xasaasi ah ka jeediyay Mudanayaasha Baarlamaanka Hortooda.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAAL-KA

Sharma’arke oo ku dheeraada ka hadalka ajandihiisa Hadii ay u doortaan Xildhibaanada Madaxweyanaha Dalka ayaa sheegay in waxbadan uu ka qaban doono arrimaha Amaanka,kaaba yaasha dhaqaalaha iyo Garsoorka Dalka.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM