Daawo:Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho kaga dhawaaqay Hanjabaad ka dhan ah Itoobiya & Xildhibaanada…


Odayaasha dhaqanka beelaha daga magaalada muqdisho ayaa maanta kulan xasaasi ah kuyeeshay caasimada ayagoo sheegay in dowlada itoobiya faragelin xoogan ku heyso doorashada soomaaliya.

Odayaashaan oo si kulul oga hadlay farogelin lasheegay in dowlada itoobiya si toos ah ugu heyso doorashada soomaaliya ayna wadato shaqsiyaad si dhow xiriir ula leeyihin.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Go’aanka odayaasha ayaa kusoo aadaya iyadoo aad looga wal walsan in dowlada Itoobiya ay Xasan Sh Maxamuud ku riixeyso inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya si ay uga gaaraan danaha ay leeyihiin.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM