Daawo:Musharax hadal yaabka dhaliyay soomaaliya caawa kasheegay xarunta barlamaanka xiligii..


Ayadoo manta musharixiinta qaar ay jeediyeen qudbadahooda siyaasada isla markaa kusoo bandhigeyn qorshahooda siyaasadeed hadii ee dalka kanoqdaan madaxweyne ku hagi doono.

Musharax ku cusub siyaasada dalka soomaaliya ayaa hadal siweyn looga yaabay kashaaciyay xarunta barlmaaanka ayadoo guud ahaan caawa la hadal haayo hadalkii musharaxaas oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Jabarti

Musharaxan oo aan dadku wax aqoon ah u lahayn ayaa la soo weriyay inuu ka mid ahaa musharixiintii xilligii ugu danbeeyay is diiwaan geliyay isagoo lug ahna uu tegay xarunta baarlamaanka oo markii danbe gaari lift ah uu ka soo raacay, waxayna dadka qaarkiis ku sheegeen inuu yahay wadani dhab ah.

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM