Daawo:Itoobiya oo xildhibaanada iyo Wasiiro caan ah oga bilowday Muqdisho arin ay…


Xildhibaan Cabdi Bare oo hore xilal kala duwan oga soo qabtay dowladihii dalka soomaray xiligii KMG ahaa soona noqday mudane katirsan barlamaanka soomaaliya ayaa haatan sheegay in soomaalida kusii socoto god halis ah ayna geeyeen siyaasihiinta soomaalida.

Wuxuu sheegay xildhibaankii hore in siyaasihiin ubadan wasiiro iyo xildhibaano hotelada jiifo ay gaarsiyeen in soomaalida haatan gacanta ugalshaan dalalka dariska ah waxaana oo sheegay in aan loo dulqaadan karin arintaasi.

Sido kale waxa oo sheegay Cabdi Barre in shacabka ukacaan bad baadinta dalkooda ayna ku eegan siyaasihiinta soomaaliyeed oo dalka kusii wado meel god ah aan laga soo laaban karin.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM