Daawo:Hadal siweyn saake looga hadal haayo Muqdisho oo wareysi kushaaciyay musharax Tarsan


Gudoomiye Tarsan oo hada kamid ah musharixiinta utaagan xilka madaxweyninimo dalka soomaaliya tasoo dhici doonta doorashadeeda 8 bishaan ayaa hadal siweyn oga yaabiyay wariyihii wareysiga ka qaadaayay ku dhahay.

Tarsan ayaa sheegay in dhici doonin in oo ku haro wareegyada labaad iyo sadaxaad waxaana oo sheegay in oo kusoo bixi doono wareega ugu danbeeyo ee lagu kala bixi doono cod dheeriga.

Sido kale wariyaha ayaa weydiyay su aal ahayd yaa u dooran lahayd hadii shacab aad ahaan lahayd musharixiinta utaagan xilka madaxweyninimo ee dalka soomaaliya waxaana oo si aan gabasho lahayn kusheegay Tarsan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM