Daawo:Feysal Cali Waraabe oo xildhibaanada Soomaaliya Usheegay hab lacagaha oga qataan musharixiinta balse codka kusiin karaan…


Feysal Cali Waraabe oo kamid ah siyaasihiinta u tartameyso madaxweyninimada maamulka somaliland ayaa xildhibaanada soomaaliyeed usheegay in lacagaha ka qataan musharixiinta balse codka siyaan shaqsiga u roon dalkooda.

Feysal ayaa sii raaciyay in xildhibaan waliba oo lacagaha ka qaato shaqsiyaadka doonaayo in madaxweyne noqdo balse dalkooda usoo saaraan shaqsiga isleeyihiin dalka iyo diinta u roonyahaya waana laga dhex helayaa musharixiinta.

Hadalkaan oo kale ayaa hore waxa 2012 uyiri Salaad Cali Jeelle oo xiligaas utaagnaa madaxtinimada dalka soomaaliya waxaana oo xildhibaanada kudhahay in codka asaga siyaan balse lacagta qaadasho ay noqoto.

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM