Daawo Farmaajo“Dibada ayaa loo diraa ama 100 kun dollar ayaa la siinayaa qofkii soo sheega Qarax”


Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbadiisii murashaxnimada ka hor jeediyay xubnaha labada aqal ee baarlamaanka, wuxuuna sameeyay balan qaadyo dhowr ah, isagoo balan qaaday in 100,000 dollar la siin doono ama dibada loo dirayo qofkii soo sheega qarax meel la dhigayo ama baabuur qarax wada.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Sidoo kale khudbada Musharax Farmaajo oo aheyd mid aad u xiiso soona jiidatay Shacabka ayuu sameeyay balan qaadyo dhowr ah uu ka mid yahay in dadka Eheladooda qaraxyada ku dhintaan in la siin doono lacag Magdhaw ah.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM