Daawo: Fanaan Jooqle Shire oo Laga Faafiyay inuu dhintay & Abwaan Xuseen Shire oo ka Hadlay…


Abwaan Xuseen Shire (Ciyaar Jecel) ayaa ka hadlay warar ay qaar kamid ah Warbaahinta Soomaalidu Faafiyeen, kaasi oo aahaa inuu Geeriyooday Abwaan JOOQLE Shire Jaamac.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ciyaar Jecel ayaa sheegay in walaalkiis uu weli noolyahay laakiin uu ku jiro Isbitaal lagu baarayo xanuunada haya.

Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ay saaxiibo yihiin Jooqle ayaa warbaahinta u sheegay inay joojiyaan warka aan runta ku salaysneyn ee ay baafinayaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Daawo: Fanaan Jooqle Shire oo Laga Faafiyay inuu dhintay & Abwaan Xuseen Shire oo ka Hadlay…

  1. Amina says:

    badweyntimes ,warka iska hubiya -hussen shire iyo jooqle shire saaxiibo ma ahan ee waa walaalo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM