DAAWO: 39-jir Soomaali ah Gacmo la’aan ku dhashay oo ku nool Gabiley & sida uu u nool yahay….


iyadoo ay jiraan dad badan oo Soomaali ah oo lixaad kooda Rabbi u dhameystiray ayaa hadana mararka qaar waxaad arkeysa dad aan lixaad kooda dhameystirneyn oo ka da’daal iyo garasho badan qaarka lixaadka leh.

39 sano jir Soomaali ah ku dhashay gacmo la’an oo ku nool duleedka degmada Gabiley laguna Magacaabo Cilmi Daahir Cabdillaahi ayaa ah qof noloshiisa maareeya, waxaana uu dhigtaa dugsiga sare.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Cilmi Daahir ayaa Idaacadda VOA uga warabay sida uu noloshiisa u maareeyo, dhibaatooyinka uu la kulmo Xiliyada uu Schoolka ku jiro iyo sidoo kale halka uu waxbarashada ka hiigsanayo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM