Home » WORLD NEWS You are browsing entries filed in “WORLD NEWS”

Shabakada Badweyn oo isbadal kutilaabsan Rabto”Daawo”

HEEB

Sida aan wada ogsoonahay shabakada badweyn waxa ay kamidtahe shabakada lagu daalacashada badanyahe dhanka siyaasyada iyo arimaha bulshada waxaana xiligaan wadnaa qorshayaal wax looga badalaayo qaabka kushaqeyso Shabakada sida oo shaaciye Milkiilaha Shabakada Badweyn.com Heeb Cabdi Aqriste waa noo muhiim fakarkaada in aad nagu soo biirisid waxaana xiligaan wadnaa qorshe wax oga badaleyso Muqaalka webka [...]

January 26th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada,Arimaha Jaceylka,MAQAALLO,SOMALI NEWS,SPORTS,Talo celinta,VIDEOS,WORLD NEWS,XULKA HEESAHA | Read More »

Safaarada dalka Ingriiska ee ku taala dalka Iiraan oo ay weerareen arday

Iran

Rabshadaha ka socda magaalada caasumada u ah dalka Iraan ayaa ka sii daraya kaddib markii Arday mintidiin ah ay weerareen safaarada ay dowladda Britan ku leedahay dalkaasi. Waxaana la arkayaa calanka dalka Birtain oo la gubayo ardayada ayaa burburiyay dhmaanba Daaqadihii Safaarada. Dadka rabashadaha samaynaya ayaa ka carooday cunaqabatayna dalkooda lagu soo rogay. Sidoo kale [...]

November 29th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Kulan dhex mari doona madaxda degmooyinka Falköping, Borlänge iyo Wasiirka Socdaalka Sweden

tobias

Isbuucaan ayaa waxaa kulan yeelanaya wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström iyo labo gudoomiye oo ka socda magaalooyinka Falköping iyo Borlänge. Kulankaas ayaa looga hadli doona sidii loo dardar galin lahaa mideynta reeraha Soomaalida. Ka hor kulanka uu la yeelanayo wasiirka Socdaalka ayaa duqqa magaalada Falköping Ulf Eriksson waxa uu kulan la qaatay jaaliyada Soomaalida Falköping [...]

November 14th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Ra’isulwasaarihii Dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi oo iscasilay

barliskoni

Ra’isulwasarihi dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayaa iska casilay xilka kadib mudo 17 sano ah oo uu hor booday awooda siyaasadeed ee dalkaasi ku yaala koonfurta Europe. Madaxweynaha Jamhuuriyada Giorgio Napolitano ayaa ka aqbalay istaqaalada uu soo gudbiyey Berlusconi, waxaana lagu wadaa inuu xilkaasi u magacaabo ra’isulwasaaraha cusub ninka la yiraahdo Mario Monti. Sidii uu horey [...]

November 13th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

War Deg Deg ah:Nabiil Al-Carabi oo dhowaan booqasho rasmi ah ku iman doona magaalada Muqdisho

images (1)

Sida uu sheegayo war aynu ka helnay ilo wareed lagu kalson yahay oo ku sugan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta Nabiil Al-Carabi uu bishan gudaheeda socdaal ku iman doono magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Sida warku sheegayo Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta Nabiil [...]

November 3rd, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Mubaarak oo oohin La Suuxay Ka Dib Markii Maqlay dhimashadii Qadaafi

mob_0

Wararka ka imanaya wadanka masar ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynihii hore ee xukunka laga tuuray Mr Maxamed Xusni Mubarak  oo ay beryahanba maxkamadi ku socotey isaga oo sariir yaal ah in ay xaaladiisii caafimaad ka sii dartay ka dib markii uu maqlay geeridii Mucamar Al Qadaafi Hogaamiyihii Towradda Liibiya ee isagana qudha laga jaray [...]

October 24th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Dhalasho Farxad Leh

tahniyad

Aabe: Maxamed Nuur Hooyo: Deeqa Jaamac Ayeeyo: Murayo Axmed Muuse H/yar: Nadiifo Bashiir Miski Maxamed Nuur Sagal Maxamed Nuur Fiima Maxamed Nuur Suheyla Maxamed Nuur Amran Maxamed Nuur Tuuni Bare Xassan Ayaan Maxamed Nuur Raxma Cali Qadan Degeer Ayaan Degeer Suheeylo Xuseen C/kariin Daadir Maxamed Nuur C/mudalib Maxamed Nuur C/najiib Maxamed Nuur C/fitaax Maxamed Nuur [...]

October 23rd, 2011 | Posted in Arimaha Jaceylka,WORLD NEWS | Read More »

Sargaal katirsan Alqaacida oo kashifay Sir Al- Shabaab U Qarsooneed “War Culus”

Al-Qaeda-300x226

Sarkaaal sare oo katirsan Al-Qaacidda ayaaa shaaca ka qaaday in saanaadihii ugu Dambeeyay ay Al-Qaacidda ka daagaalamaaysay Somaaliya islamarkaana ay ka qayb qaateen dagaaladii xoogaanaa ee uu dalku soomaray. Masuulkaan oo ka haadlaay Xero ay ku jiraan dadka Barakacayaasha ah oo ku taalla No 50 islamarkaana lagu Magac daray Alla yaasir ayaa sheegay in 10 [...]

October 14th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Baadariga ugu weyn Caalamka oo Al-shabaab ugu baaqay Nabad” Una Duceeyay Somaliya

eorgestack300 (1)

Baadariga ugu weyn Caalamka ayaa soo jeediyay in xal deg deg ah loo raadyo arimaha Soomaaliya hadii ay kale in xaaladan kasii darayso sheegay. Mid kamid ah baadariyaasha kaniisadda Fatikaanka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Rome kadib markii uu soo gaba gaboobay kulan xaaladda ka taagan gobolka geeska Africa ay ka yeesheen qaar kamid [...]

October 8th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Mustaqbalka Isticmaalka Taleefoonka Iphone oo ay Su’aalo ka taagantahay”Sababtu maxay tahe”

iphones

Agaasimihii shirkadda Taleefoonada Apple oo lagu magacaabo Steve Jobs ayaa iska casilay shaqadii shirkaddaasi uu ka hayay mudada dheer, waxaa uuna ahaa qofka ka dambeeyay horumarka laga gaaray Taleefoonada qaaliga ah ee aadka loo jecelyahay ee lagu magacaabo Iphone iyo qalabka Ipod  oo ah labada ay caanka ku tahay shirkadda Apple. Steve Jobs oo ku [...]

August 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,WORLD NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka