Home » SPORTS You are browsing entries filed in “SPORTS”

Xulka Zambia oo markiii ugu horeysay gacanta kudhigay koobka Qaramada Afrika”Daawo Sawirada”

zambia

Xulka Kubbada cagta Zambia ayaa caawa ku guuleysatay koobka Qaramada Afrika ka dib markii rigooreyaal 8 – 7 ugu adkaatay xulka Ivory Coast. Drogba oo hogaaminayey xulka Ivory Coast ayaa rigoore ka qasaariyey inteey ciyaartu socotay daqiiqadii 70 – aad taasoo keentay in ay ciyaarta kusoo idlaato 0 – 0, lugana daro 30 daqiiqo oo [...]

February 13th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Shabakada Badweyn oo isbadal kutilaabsan Rabto”Daawo”

HEEB

Sida aan wada ogsoonahay shabakada badweyn waxa ay kamidtahe shabakada lagu daalacashada badanyahe dhanka siyaasyada iyo arimaha bulshada waxaana xiligaan wadnaa qorshayaal wax looga badalaayo qaabka kushaqeyso Shabakada sida oo shaaciye Milkiilaha Shabakada Badweyn.com Heeb Cabdi Aqriste waa noo muhiim fakarkaada in aad nagu soo biirisid waxaana xiligaan wadnaa qorshe wax oga badaleyso Muqaalka webka [...]

January 26th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada,Arimaha Jaceylka,MAQAALLO,SOMALI NEWS,SPORTS,Talo celinta,VIDEOS,WORLD NEWS,XULKA HEESAHA | Read More »

Soomaaliya oo kaalintii labaad kagashay Ciyaar Dalal Farabadan ka qeyb galeen”Daawo Sawirada”

ciy_somali_kenya3

Kulan ciyaaredkan oo logutalagalay isdhexgalka dhalinta jaliyadaha kudhaqan dalka kenya aya waxa soqaban qabiyay ururka wacyi galinta dhalin yarada ee SYAO waxana kaqaybgalay ciyryahano matalaya jaliyadaha 5wadn oo kala ah. Burundi, uganda, s’sudan , dr congo, somaliya, iyo koox matalaysay wadanka martida loyahay e kenya Ciyaarahaan oo kubilowday si dardarleh ayaa waxaa isugu soo haray [...]

January 11th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Theiry Henry oo maanta si rasmi ah igu biiray Kooxdiisa Hore ee Arsenal

Kabtankii hore ee Kooxda Arsenal Theiry Henry ayaa mar kale dib ula Midoobey Kooxdiisa Hore ee Arsenal  markii uu Maanta qalinka ku duugay heshiis 2 Bilood ah oo uu ku joogi doono Garoonka Emarates ee Magaalada London. Xidigii Hore ee Xulka France ayaa Kooxda Arsenal waxa ku caawin dooonaa qibradiisa mudada 60 -ka cisho ah [...]

January 6th, 2012 | Posted in SPORTS | Read More »

Daawo Ciyaartii Galabta Dhexmartay Dharkeynleey&Yaaqshiid

00 dharkenle

Ayadoo aan nibalan qaadnay in aan nisoo gudbin doona muqaalada ciyaartii galabta kadhacday garoonka Koonis kaso Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir kuqaadatay  Degmada Dharkeynleey waxaana lasheegay daqiiqadaha soo socda nisoo gudbin donaa muqaalo intaan kabadan.

December 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Ciyaaryahanka Mo Farah oo dhisaayo Goob Barakacayaasha lagu Quudiyo

MO

Cayaaryahan Mo Farah oo ku guuleestay abaalmarinta cayaaraha oradka aduunka bishii September ayaa sheegay in uu dhisay xarun lagu caawiyo dadka Soomaalida ee ku dhibaateesan dalka uu asal ahaan ka soo jeedo. Mo Farah oo ah cayaaryahan heesta dhalashada dalka Briton ayaa sheegay in ay ka go’antahay siddii loo caawin lahaa dadka soomaalida ee abaaraha [...]

December 22nd, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Daawo Ciyaartii Maanta dhex martay Xulalka Gabdhaha Soomaaliya&Lubnaan

Qadar-111

Ayadoo maanta aan nisoo bandhignay ciyaaartii dhex martay Gabdhaha koleyga ee Dalkeyna Soomaaliya iyo Lubnaan waxayna kadhacday garoon kuyaalo Magaalada Doxa ee Dalka qaadar waxayna kusoo dhamaaatay 38 oo la imadeyn gabdhaha somaliya halka Gabdhaha Lubnaan la imadeyn 87 Hadaba nala daawo sawirada ciyaarta. Photo By:- Eng Mohamed Ali Sheikh  

December 15th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Gabdhaha Xulka Soomaaliya oo lagu Dur duriye”Aqriso”

A-300x225

Xulka Qaranka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliyeed ee ka qeyb galaaya Ciyaaraha All Arab Games ee ka socda Magaalada Doha ee Dalka Qatar, ayaa maanta la kulmay guul daradii 2-aad ka dib markii kulan xiiso badan ee isla ciyaareen Xulka Qaranka gabdhaha Dalka Lubnaan. Ciyaarta Galabta oo aheyd mid aad u xiiso badan isla markaana la [...]

December 15th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Deg deg:Ciyaar adag Xiligaan dhex Mareyso Gabdhaha Soomaaliya &Lubnaan

Xulka-Gabdhaha-Soomaaliya--300x225

Waxa daqiiqado kahor bilaabatay ciyaar aad u adag aksoo dhex marayaan Gabdhaha Dalkeyna Soomaaliyeed iyo kuwa Dalka Lubnaan oo si toos oga socota Garoonka Magaalada Doxa ee Dalka Qadar. Ciyaartan ayaa bilaabatay abaaro 1:30 waxaana ay socotaa daqiiqado ayadoo ku bilaabatay dar dar aad u xoogan. Xulka Gabdhaheyna Soomaaliyeed aya muujinaayo ciyaar wanaag waxayna badankooda [...]

December 15th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Soomaaliyeey anagaa Sidaan is yeelnaye yeenaan cidna eedin!!!” Maqaal Murugo Xumbaarsan”

APTOPIX SOMALIA FIGHTING

Soomaaliya dal & dad ahaan wa mid aad u yar,marka labarbar dhigo dalal badan o caalamka ka mid ah. Bari-samaadkii soomaaliya waxay safka hore kaga jirtay,wadamada ugu hormarsan Qaarada Afrika,dhaqaalaha,nabad galyada,il-baxnimada & cudud ciidan intaba. Soomaaliya waxay sanooyin badan dhex muquurtay,mustaqbal ifayo,aayatiin wacan,nidaam & kala danbeen aad u tayo badan. . Wixii ka danbeeyay 1980-kii [...]

December 14th, 2011 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka