Home » SOMALI NEWS You are browsing entries filed in “SOMALI NEWS”

Wararkii ugu danbeeye ee Caawa Magaalada Baydhabo”Bandow oo lagu Soo rogay”

Baydhabo1

Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ayaa caawa ku hoyanaya Magaalada Baydhabo eee Xarunta gobolka Baay ee ay la wareegeen gelinkii dambe ee maanta,iyadoo Bandow aan la shaacin uu ka dhaqan galay halkaasi. Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa mudo ku dhawad afar sanno ka talinayay maamul hoostaga Ururka Al-Shabaab gelinkii dambe ee [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaab oo caawa Raaf kawado Magaalada Jowhar

Jowhar-300x225

Xarakada Al-shabaab ee magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa caawa xabsiga u taxaabay toban dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada ka xammaalata magaaladaasi. Horjoogayaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa dhallinyaradan ku eedeeyeen in ay diideen bixinta lacago lagu amray in ay si qasab ah u bixiyaan, iyagoo sheegay in aysan dhallinyaradan sii deyndoonin [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Riyadii Dowlada Somaliya oo Rumowday”Shabaab oo wadada Diinsoor qaaday”

xukumada

Ayadoo shabaab saacado kahor macsalaameyse magaalada Baydhabo oo afar sano maamuleyse aya romowday hadal maalinimadii shalay shaacisey xukumada KMG oo ahaa in maalinimada jimcaha kutukan donaan magaalada baydhabo ee gobolka baay. Wasiirada dowlada qaarkood ayaa warsaxafedeed kusheegay in lawareegi donaan magalaada baydhao kahor maalinta Jimcaha waxayna shegeen in karaacdeyn donaan shabaab oo xiligaas maamulin jirtay. [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaab oo albaabada u laabtay Xaruma Gar gaar

Kismaayo

Ayadoo kooxda shabaab awoodeyda iyo jiritaankeyda sii liiceyso ayaa xiligaan cunaha oga dhegtay shacabka masaakiinta ee kudhaqan degaanada ay maamushao waxaana albaabada u laabtay gooba barakacayaal lagu quudinaaye oo kutaalo magaalada Kismaayo. Xarumahaan shabaab albaabada u laabtay aya kuyaalo xaafada mjagaalada oo kale ah xaafadda Farjanno oo laba meel kutaalo halka goobaha kale kuyalaan xaafadaha [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Deg deg:Shabaab oo magaalada Baydhabo laga Saaray

Ito5-300x210

Sida Shegayaan wararka aan haatan kaheleyno magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa shegaya in Ciidamada dowlada iyo Itoobiyaanka oo kabayaan Ahlu Sunna gudaha ugaleen magaalada 20daqiiqo kahor. Goob jogayaal haatan aan laxariirnay aya noo xaqiijiye lawareegi taanka ciidamada dowalada waxayna shegeen in aan wax iska hor imaad kadhici gudaha magaalada waxayan bixitanka bilaabeyn duhurnimadii [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaalo culus oo kadhacay Duleedka Baydhabo”Ciidamada oo Afka Usaaran”

Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya oo u soo guur guuranaayay Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, ayaa waxay xilligaan ku sugan yihiin meel aan sidaasi uga fogeyn Magaaladda Baydhabo. Ciidamadaan oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, ayaa intii ay u soo socdeen Magaaladda Baydhabo waxaa wadada laba jeer u gallay Ciidamadda [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dhalinyarada ku dhaqan Muqdisho oo qaati bilaahi ka taagan Raga Soomaaliyeed ee ka imaaday S/Afrika

capetown1255749156

Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa cabasho aad u xoogan waxa ee ka keeneen Raga Soomaaliyeed ee ka yimaada Dalka K/Afrika kuwaa oo boorsiiyin lacago ah hore usoo qaata taa ee dhalinyaro ku sheegeen mid iyagu lagu dhibaateenayo lacagahaasi. Dhalinyarada ayaana waxa ee ka cabayaan ah in Raga South Africa ka yimaada ee lacaga wata [...]

February 22nd, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta oo kadhacday Muqdisho“Sawirro”

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo wareegtay Maalintii la aas aasay ciidamada Asluubta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muunaasabadan oo ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka Beeraha, xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa, wasiiru dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta, taliyaha ciidamada [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Aadbaan ujeclaa Ubax Ayadana dhaqaalaheyga Nin kale Kuqoodin jirtay”Dhacdo Xanuun Badan”

London2

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday. Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa qadka teleefanka inagula soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyey sidii ay wax u dhaceyn. Hadaba lamaanahaan Somaliyadeed ayaa lagu kala magacaa Zakariya iyo Ubax, waxayna u dhacday [...]

February 22nd, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Kooxda Al-shabab oo Gancsade caan ah ku dishay Baydhoba

236463-children-recruited-by-the-armed-islamist-group-al-shabaab-at-a-trainin-620x330

Maleeshiyaadka Kooxad Al-shabab ayaa saaka Nin ganacsade caan ah si bareer ah ugu toogtay gudaha magaalada Baydhoba ee xaruunta gobolka Baay. Ninkan oo magaciisa lagu magacaabo Yonis Warabe Cadde ayaa dadka deegaanka waxa ay u xaqiijiyeen Badweyn.com in maleeshiyaadka ku toogteen xaafadda Isha Baydhoba halkaasi oo Ninkan Ganacsadaha ah ku lahaa shirkad korontada dhalisa. Falkan oo ay [...]

February 22nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka