Home » Aqoonta Galmada
You are browsing entries filed in “Aqoonta Galmada”

Inta badan aduunka aan ku noolnahay haatan waxaa ka jira dagaal dhanka jirka ah kaa oo ugu danbeyntii si aan caadi aheyn dhaqan u noqday ragga aduunka ku nool gaar ahaan. Xanuuno badan ayaa la sheegaa in uu u roonyahay Jiimka gaar ahaan in qofka maalin walba uu korkiisa ka saaro wasaqda ayaa ah mid [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax badan uu kusoo kordhiyo jirka aadmiga gaar ahaan ragga iyo Dumarka. Ragga inta badan xiliyada ay socoto ciyaarta sariirta waxa ay u kala baxaan kuwa [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

baaritaan lagu sameeyay waxa ay ka koobanyihiin biyaha ragga ayaa lagu ogaaday in biyaha ragga ay yihiin ku leh faaidooyin aad u badan oo wax badan u tara gaar ahaan haweenka. waxaana lagu ogaaday in gaar ahaan haweenka xiliyada ay yihiin Xaamilada ama ay Uurka leeyihiin ay wax badan ka taraan koritaanka iyo sahlida cunuga [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Sida aynu wada ognahay Cudurka cancer-ka waxaa uu kamid yahay cudurada ugu khatarta badan aduunka wxa uuna sifudud ugu faafaa jidhka bini’adamka asagoon keena inay guud ahaan jirkaasi wada gaaro, Profasor, udhashay wadanka Qadar ayaa waxaa uu sheegay inay ogaadeen saba baha keena cudurka khatarta ah sababaha uu ku imaado qofka binu’amka ah isagoona shaaca [...]
February 14th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Inkastoo Dunada aan ku noolnahay maalin walba lagu arkayo aqoon horleh hada waa mid wax badan dadka ay ka fahmayaan waxa ka jira dunidaan, baritaano lasoo ogaaday ayaa lagu helay in Geedka loo yaqaano Xiltiidka uu u wanaagsan dhibaatooyinka dhanka Galmada. Baaritaano ka dib oo ay sameeyaan Culimada dhirta wax ku daweysa ayaa waxay ku [...]
February 14th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

VIAGRA oo ah magaca guud ee loo yaqaano waana magaca lagu iib geeyo suuqyada aduunka waxa uuna ka mid yahay Daawooyinka loogu isticmaal badanyahay sida lagu ogaaday baaritaano lagu sameeyay. Daawo kastaa waxa ay leedahay magacyo badan sida chemical name, brand name and generic name waxase inta badan la istic maalaa magaca ganacsiga ee brand [...]
February 14th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Jillaaga sameeya aflaanta dadka qaangaarka/ Filimada Galmoodka ah, ayaa gool hayaha naadiga Juventus iyo xulka dalka Talyaaniga ugu baaqey in uu ku soo biiro shaqada ay iyagu qabtaan, ka dib markii Gianluigi Buffon ay xaaskiisa ku ammaantey dhinaca howsha sariirta. Kubad celiyaha lambarka koowaad eeItaly, ayaa xiddiga weyn ee dhinaca aflaanta dadka waaweyn daawadaan/Galmada sameeya [...]
February 11th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Haweenka qaarkood ayaa si weyn uga sheegta in uu shiir (Ur) uu ka soo baxo xubintooda taranka taasi oo ku reebtay wel wel , lagana yaabo in dhibaatooyin qoys ay ku reebto . Hadaba Maxaa Keena Shiirkaas , Dawo Ma Leeyahay , Goormuu Inta Badan Yimaadaa ? Shiirkaasi ka soo baxa xubinta taranka haweenka ayaa [...]
February 9th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Qeybo ka mid ah maqaal waxaan kasoo xigtay buugaag horay looga qoray arimaha Bulshada iyo gaar ahaan dhanka Galmada oo ah maado xiligaan u baahan in la cadeeyo. Inkastoo ay tahay arinta mid si gaar ah u taabeysaneyo ragga hada waxaan door biday in wax badan ay ka badali karto hadii uu aqriyo ragga ama [...]
February 9th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Dareenka waa aas-aaska Galmada sida aan wada ognahay waxa uuna leeyahay wadooyin sahla oo ugu danbeyntii kugu toosiya in aad ku guuleysato mariinka Galmada wanaagsan ee dhibta aanan keenin. Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo [...]
February 9th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »