Home » MAQAALLO You are browsing entries filed in “MAQAALLO”

Ma Dhabaa in ey Xiriir leeyihiin Madaxii Shirkadii Barakaat iyo Al-Qaacida/Shabaab?

Axmed-Nuur-Jicmaale

Sheekh Axmed-nuur Cali Jimcaale, madixii shirkadaha Al-Barakaat ayaa lagu eedeeyey inuu taageero dhaqaale siiyo Maleeshiyaadka kooxda Shababka ee Somalia, waxaana warbixin loo gudbiyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 17-kii Bishaan ay qaraar ka soo saareen ay xanibaado ku soo rogeen ganacsatadahaan. Sheekha oo horay ugu jiray liiska dadka taakuuleeya argagixisada, lagana saaray bishan 17keedii, [...]

February 22nd, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Dukuminti Sir Ah oo lasoo gaarsiye Shabakada Badweyn.com

Lancaster-House

Qaar ka mid ah warbaahinta oo ay ku jirto Shabakadda Badweyn.com yaa si hoose loo soo gaarsiiyey qoraalka war mutiyeedka loogu talagalay in looga dhawaaqo gabagabada shirka London oo dhacaya Khamiista 23-ka Febraayo. War mutiyeedkan oo si hordhac ah loo diyaariyey ayaa ah kii loogu talagalay in la shaaciyo marka uu dhamaado shirka oo 5 saacadood [...]

February 20th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

SHirka Soomaalida ee Garowe: Ha Feejignaado!.. Wax-qabad baa looga fadhiyaa.

5764

Waa arrin aad loogu farxo in raggii hor kacayay siyaasadda Soomaaliya ay isugu yimmaadeen magaalada Garowe mar labaad si ay u sii amba qaadaan arrimihii ay horay ugu heshiiyeen isla markaasna ay uga baaraan degaan dastuurka cusub ee ay Soomaaliya yeelanayso, nidam-ka federalka ee ay Soomaalidu qaadatay, iyo road-map-ka, waxaana xusid mudan inay mar labaad [...]

February 16th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Maxaad ka Taqaan Maalinta Jacaylka ee Loogu Magac Daray”ALENTINE’S DAY’

valentine01a

(Maalinta Jacaylka) 14th February, Taariikhdeeda iyo Sharciyadda Islaamka waxa ay ka qabtaa Hordhac Waxaa nagu soo socota maalinta 14ka February oo loo yaqaanno Maalinta Valentine oo ay dadku u yaqaanaan “Maalinta Jacaylka Aduunka” ama Valentine’s Day . Dadka Masiixiyiinta ah ama Gaalada ah maalintaas waxay is dhaafsadaan fariimaha jacaylka xambaarsan dadka is jecelna way isla [...]

February 14th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Turkigu Muxuu ka rabaa Soomaaliya?Qorma xasaasi ah”

somali-turkey

Wax aan khayr ahayn Turkigu kama dooni karo Soomaaliya, waayo waa ummad Islaam ah oo weliba taariikh dheer oo qurux badan ku leh soo yaalka Islaamka. Waxaan og nahay in laga soo bilaabo qaybsashadii Afrika 1884tii gaaladii gumaysiga ahayd uu xiriirka iyaga iyo shacabka Islaamka ah ee Soomaaliyeed ka dhexeeyey uu isla beddelayey hadba xaaladda lagu [...]

February 10th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Waxyaabaha laga rabo in uu la yimaado imaamka dadka tujinayo”Qaybtii 10aad)”

sheekh-shacbaan

Imaamnimadu waa mas’uuliyad aad u ballaaran,waxaana qofka imaam noqonayo looga baahan yahay in uu garto mas’uuliyaddaasi waxa ay tahay,culumadu waxay isku khilaafeen qofka xaq u leh imaamnimada salaadda,Xanafiyiintu waxay yiraahdeen:waxaa xaq u leh qofka garanayo axkaanta salaadda,garanayo waxyaabaha ay ku ansaxayso iyo waxyaabaha ay ku burayso salaadda,waxaase shardi ah in uu ka fog yahay fuxshiga [...]

February 10th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Nin Mareekanka Raadinaaye oo Ciidamada Dowlada Somalia oo Gacanta ugalay”Xog”

Garoonka_Diyaaradaha

Saraakiisha hay’adda nabadsugida DKMG Soomaaliya ayaa, maanta abaare 11:00 barqanimo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aaden Cabdulle, kula wareegay ninkii ka dambeeyay falkii afduubka ee bishii Oktoobar koonfurta magaalada Gaalkacyo loogu geystay labo shaqaale ah oo ka tirsanaa hay’adda  Danish Demining  Group (DDG), kuwaasoo 25-kii bishii Janaayo ay xoog ku soo furteen ciidamo Mareykan ah. Ninkan oo [...]

February 9th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Maxaad kala Socotaa Siyaasada Dowlada Turkiga ee ka leeyahay Dalka Soomaaliya”Xog”

Erdogan_Muqdisho4

Dalka Turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya Yurub iyo Asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan ,dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa Syria Ciraaq iyo Iran halka . wadamo kale dhinaca waqooyiga kala wadaago xuduud sida Greece iyo Armenia iyo wadamo kale . Dalka Turkiga waa wadan lagu qiyaaso dadkiisa ilaa 80 milyan. waana wadan muslim [...]

February 5th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Ciyaartii Siyaasada ee u dhaxeysay Kooxda Madoobe Nuunoow iyo Kooxda Shariif Xasan oo ka Soconeysa Garoonka

Aruurin

Ciyaar aad u kulul ayaa u dhaxeysa Labada Koox ee baarlamaanka KMG ee Soomaaliya oo ay kala wataan Labada Tababare ee Madoobe Nuunoow Maxamed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxaana Ciyaartaan oo ka socota Garoonka Muqdisho Istaadiyum ay tahay mid aad u xiiso badan. qeybtii Hore ee Ciyaartaa ayaa socota daqiiqadii 17 ee 9 ka Kooxda [...]

February 4th, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Wiilkii Talaadadii Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho Waxaa Soo Diray Nabadsugida”Sir Culus”

Wiilkii lagu beensheegtay

Waxaa markii ugu horeysay saraakiil booliska DKMG Soomaaliya ka tirsanay cadeeyen in dhacdadii Talaadadii [31 Janaayo, 2012] ka dhacday qeybta madaxdu ka dhoofaan ee garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ahayd mid ay soo abaabuleen saraakiil ka tirsan hay’adda nabadsugida DKMG Soomaaliya oo Muqdisho ku sugan. Sida Shabakadda Badweyn.com ay qortay maalintii Arbacada [1-da Febraayo 2012], hay’adda [...]

February 3rd, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka