Home » Arimaha Jaceylka
You are browsing entries filed in “Arimaha Jaceylka”

Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa cabasho aad u xoogan waxa ee ka keeneen Raga Soomaaliyeed ee ka yimaada Dalka K/Afrika kuwaa oo boorsiiyin lacago ah hore usoo qaata taa ee dhalinyaro ku sheegeen mid iyagu lagu dhibaateenayo lacagahaasi. Dhalinyarada ayaana waxa ee ka cabayaan ah in Raga South Africa ka yimaada ee lacaga wata [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday. Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa qadka teleefanka inagula soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyey sidii ay wax u dhaceyn. Hadaba lamaanahaan Somaliyadeed ayaa lagu kala magacaa Zakariya iyo Ubax, waxayna u dhacday [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Waxaan ku dhashay magaaladda Mudisho, laakiin waxaan ku soo barbaaray degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo, halkaasoo aan ku soo qaatay waxbarashadeyda hoose iyo dhexe, halka waxbarashadeyda dugsiga sare aan ku soo qaatay magaaladda Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Xilligii uu ii soo dhamaaday waxbarashadeyda heerka dugsiga sare, ayaa waxaa qorsheystay inaan [...]
February 16th, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Nin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Nairobi ayaa sheegay in uusan seexan karin habeenkii ilaa uu telefan kula hadlo gabdho, si uu codkooda u dhegeysto, ugu dambeyntiina u seexdo. Wiilkan oo aan la sheekeysanay ayaa sheegay in habeen kasta ay qasab tahay in taleefankiisa Mobile-kiisa uu ku shubto ugu yaraan labo boqol lacagta kenya [...]
February 8th, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Sida aan wada ogsoonahay shabakada badweyn waxa ay kamidtahe shabakada lagu daalacashada badanyahe dhanka siyaasyada iyo arimaha bulshada waxaana xiligaan wadnaa qorshayaal wax looga badalaayo qaabka kushaqeyso Shabakada sida oo shaaciye Milkiilaha Shabakada Badweyn.com Heeb Cabdi Aqriste waa noo muhiim fakarkaada in aad nagu soo biirisid waxaana xiligaan wadnaa qorshe wax oga badaleyso Muqaalka webka [...]
January 26th, 2012 | Posted in Aqoonta Galmada,Arimaha Jaceylka,MAQAALLO,SOMALI NEWS,SPORTS,Talo celinta,VIDEOS,WORLD NEWS,XULKA HEESAHA | Read More »

Wiiil Soomaaliyeed oo ku dhaqan gudaha dalka Kenya ayaa iiga shekeyay in uu la kulmay qiso aan aad ugu xumaaday taasi oo ku saabsaneed Mustaqbal iyo guur uu doonayay in uu la wadaago gabar aay,saaxiib ahayeen in muda ah balse waqtiga iyo nasiibka ka hiilayay . Wiilkaani ayaa waxaa uu la kulmay qisadani waxaa, aan [...]
January 25th, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Waa aduunyo ileen aayo malahee waa inaad fahantaa waxaa u yahay jaceelku mar hadii aad tahay dhalinyaro jaceelku kama marna dookh iyo dareen uu qofku u qaado qofkale. Rag ha ahaado ama dumar ha ahaado. hadii aan nahay soomalida waxaa inagu yaraaday aaminkii ama kal soonidii qofba qofka kale uu udhiiban lahaa qalbigiisa iyo gebi [...]
January 23rd, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Waxaan ku dhashay degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho, waxaana kusoo barbaaray isla caasimadda, isla-markaana waxbarashadeeda ayaa waxaan kusoo qaatay iskuulka Wadajir ee magaaladda caasimadda ah ee Mudisho. Sidoo kale Hodan ayaa waxay ila degneed degmada Wadajir, waxaana ahayn laba ruux oo daris wadaag ah, balse waxaa inaga dhaxeeyay Jaceyl lagu diirsan karo iyo kalsooni balaaran [...]
January 21st, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo C/Qaadir iyo Hodan, C/Qaadir ayaa xiriir lasoo sameeyay Warbaahinra caalamiga Badweyn oo alaabo kafaaloota ARimaha Bulshada iyo Siyaasada , wuxuuna uu inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho, waxaana kusoo barbaaray [...]
January 16th, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya, taasoo salka ku heysa kadib markii gabar dhigata dugsiga dhexe loo-guuriyay nin aysan dooneyn. Mudo aanan sidaasi uga sii-dheereyn ayaa lasheegay in ay gabadhii kasoo baxsatay gurigii ninkii cusbaa ee legu daray. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in gabadhii yareyd ay ku war [...]
January 13th, 2012 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »