Arrag Sawirada: Xaruunta Lagu Qaban doono Doorashada M/weynaha oo la diyaariyay…


Maalinta Arbacada ah ee nagu soo aadan Magaalada Muqdisho waxaa ka dhici doona doorashada M/weynaha Soomaaliya waxaana xaruunta doorashada loo wareejiyay xerada Afasiyooni.

Xaruntan ayaa hore loogu qabtay shirkii madasha iyo beesha caalamka, waxaana talo ku soo jeediyay guddiga anshaxa, iyado xaruntii hore ee Jeneraal Kaahiye looga baqay arrimo dhinca ammaanka iyo musuqa ah.

Xaruntan ayaa la sheegay in qaadkeedu yar yahay, taasoo keeneysa in la xadido weriyeyaasha iyo korjoogtada, maadaama baarlamaanka labada aqal ka kooban ay tiradiisu ka badan tahay 330 xildhibaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM