Anaga
Ku Saabsan Badweyn.com
Badweyn waa shabakad warbaahin iyo xog aruurin isugu jirta, kana mid ah kuwa ugu booqashada badan bogaga Internetka ee Soomaalida. Waxayna aad isku howshaa inay soo gudbiso Warar Xaqiiq ah, Faallooyin, Qormooyin, Ariimaha buulshada ,waxbarashada, Badweyn.com waxay ay ka hadashaa somaaliya iyo Soomaalida oo dhan wixii ku saabsan.
Badweyn.com waxay ummada Soomaaliyeed ugu shaqaysaa iskaa wax uqabso, si bilaash ah. Badweyn Xadafkeedu wa In qof walba oo ku hadla Af-Soomaali uu helo warar ku saleysan xaqiiqda,Marwalba Badweyn.com waxa ay Codkeena Siineynaa u hiilinta dhanka Nabada iyo dadka aan Codka laheyn.
Badweyn.com
The letest Somali and Global News