Amiin Arts oo ku biiray Ololaha Doorashada Kursiga M/weynaha & Sawir Murugo leh..


Amiin Caamir ayaa Sawir Dareen Xambaarsan Ka sameeyay Musharax Maxamed C.laahi Farmaajo oo u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya iyadoo Amiin Arts maalmihii dambe uu la safnaa Farmaajo kana qeyb qaadanayay Ololahiisa Doorashada.

Farmaajo ayaa sawirka lagu muujiyey inuu Qaranka ka difaacayo Cadowga kala duwan ee ku Xeeran, Isagoo leh “Ilaahow Dalkeygii iyo Dadkayga ii Badbaadi”

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM