Akhriso: Musharax Xasan sheekh oo Fariin Codsi ah usoo diray Reer Muqdisho…


iyadoo maanta gudoomiyaha Gobalka Banaadir uu ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho Bandow tahay Labada maalin ee nagu soo aadan ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Musharax Xasan sheekh M/weynihii hore ee Soomaaliya.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka ayuu dadweynaha magaalada Muqdisho ku weydiistay inay ku sabraan wadooyinka la xirayo oo ay keentay amniga doorashada iyo si looga hortago caddowga nabad-diidka ah ee Al shabaab.

Waxaan waydiisanayna shacabka Muqdisho inay u sabraan wadooyinka xiiran, aminga doorashada lasugayo owgeed ugana hortagno kuwa nabad-diidkaa

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Akhriso: Musharax Xasan sheekh oo Fariin Codsi ah usoo diray Reer Muqdisho…

  1. Ali abukar hassan says:

    Waa wax laga xumaado in shacbiga masaakinta ah laga xirto wadooyin iyadoo dorashadu lagu qabanaayo Xalane ama afisiyone ilaa iyo agagaarka sonoha elboorka iyo skolabolisiya hala xiro labada wade ee gasha melaha dorashadu ka dheceeso waxaa kugu ayaandaro ah adigoo lagugu dortay muqdisho aan wadooyinkeda kala xirneen waa ku sidee Mar kalena waad rabtaa in lagu dorto aragtidaydu waa iska casil tartanka waad ku fashilantay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM