Akhriso: Jadwalka Dooda Musharaxiinta oo la soo bandhigay…


23 Musharax oo utaagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa maanta magaalada muqdisho loogu qabanayaa Dood ku saabsan Doorashada madaxweynaha oo Arbacada ina soo aadan ka dhaceysa Xarunta Ciidamada Cirka ee Afisiyooni.

Dooda ayaa inta ay socoto Su’aalo si Siman loogu qeybin doonaa Musharxaiinta madaxtinimada ee doonaya inay qabtaan xilka madaxweynaha Afarta sano ee soosocota waxaana laga daawan donaa sida uu Qorshuhu yahay doodaasi TV-ga Dowlada iyo qaar kamid ah Talavisionada ku hadla afka Somaaliga oo tabinaya dooda si ay Dadweynaha Somaliyeed uga daawadaan Gudaha iyo Dibada.

Guddiga qabaan qaabada Doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka dooda Musharaxiinta ay uga hadlayaan arimaha siyaasada dalka iyo barnaamijkooda waxqabad.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Jadwadka Dooda:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM