Akhri Liiska Magacyada: Jen, Gabre oo Dil Ugu Hanjabay 13-Xildhibaan Xili Guusha Farmaajo…


iyadoo dowlada itoobiya ku fashilantay Faragalinta Doorashada Soomaaliya ayaa Gen. Gebra waxaa Hanjabaado dil ah u jeediyay Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee dalka kuwaas oo dhan ilaa 13-xildhibaan.

Jen. Gebra ayaa Xildhibaanadaasi oo mucaarad ku ahaa Xasan Sheekh ugu goodiyay inuu u maleegi doono qorshayaal dil ah.

Xildhibaanada uu u hanjabay Gen. Gebra ayaa badi ka tirsanaa Garabka isbedel doonka ah ee soo saaray Madaxweyne Farmaajo oo 8 Feb 2017 loo doortay xilkaasi.

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada:

1-Xil. C/llahi Goodax Bare oo laga soo doortay Hirshabelle.
2-Xil. Axmed Macalin Fiqi oo laga soo doortay Galmudug.
3- Xil. Foosiyo Xaaji Aadan oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
4- Xil. Maxamed Cali Cumar “Caananuug”oo laga soo doortay Jubbaland.
5-Shariif Maxamed Cabdalla oo laga soo doortay Koonfur Galbeed.
6-Cabdirizak Cisman Xassan “Jurile”oo laga soo doortay Puntland.
7- Xil. Cilmi Cumar
8- Xil. Xuseen Carab Ciise oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
9- Xil. Sagal Isaaq Biixi oo laga soo doortay Jubbalan.
10- Xil. Khaliif Cabdi Cumar oo laga soo doortay Hirshabelle.
11- Xil. C/xakiin Macalin Axmed oo laga soo doortay Galmudug.
12- Xil. C/llahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo laga soo doortay Hirshabelle
13- Xil. Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo laga soo doortay Galmudug.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM