Akhri: 18-Musharax oo ku Guuleystay 4-qodob oo Mugdi Galiyay Rajada Xasan sheekh…


iyadoo Xasan sheekh uu ku dadaalay sidii markale dib loogu dooran lahaa ayaa musharaxiin 18-ah oo u midoobay in aan dib loo dooran Xasan sheekh waxaa ay ku guuleysteyn 4-qodob oo Xasaasi ah.

Musharaxiinta ayaa ku guuleystay in ay kala fur furaan qorshayaal uu diyaarsaday Xasan sheekh oo ka caawinaya in markale uu ku guuleysto Xilka M/weynaha Soomaaliya.

Qodobadda ay ku guuleysteen Musharaxiinta waxaa ka mida:

1- Inay cadaadis ku saareen guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Doorashada is casilid kadib markii uu goob fagaare ah ka taageeray dib u doorashada Musharax Xasan Sheekh.
2- Waxay dib u soo celiyeen Doodwadaagii musharixiinta oo ay laaleen Guddiga Doorashooyinka kadib muran ka dhacay.
3- In ammaanka Doorashada laga wareejiyo taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo nabadsugidda xilligan oo ay ku eedeeyeen inay xiriir toos ah la leeyihiin musharax Xasan Sheekh.
4- In goobta doorashada laga bedelo Xarunta Gen. Kaahiye ee Gaadiidka Booliska loona raro xarunta Afisyoone.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM