Home » January 31st, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Meleeshiyaadka Beesha Mareexaan ee Ka Tirsanaa Kooxda Shabaabka oo Hubka Dhigay

al-shabaabka-kismaayo-620x330

Ayadoona wali Sheekh C/raxmaan Fiilow uu gacanta ugu jiro Kooxda Amniyaadka ee Axmed Godane ayaa waxaa arrintaasi ka Gadoodday Maleeshiyaadka Beesha Mareexaan ee uu ka soo jeedo Fiilow oo iyagu maanta Hubka dhigay islamarkaana shaaciyay inay ka baxeen Maleeshiyaadka Shabaab. Waxaana aad cabsi looga qabaa in xiisad ku aadan tilaabadaasi ay Kismaayo ka dhacdo. Ilaa [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Nin Madaxweyne Shariif isku qarxin rabay oo laqabtay”Daawo Sawirada”

5(10)

Taliska Nabad Sugida ee Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in ee gacanta kusoo dhigeen in sida la sheegay doonayay in Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad isku qarxiyo. Saraakiil katyirsan Hay’ada Nabad Sugida ayaa sheegay in ninkan ee gacanta kusoo dhigeen ee ku raad joogeen ku dhawaad 20-Maalin ugu danbeytiina ee [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wasiirka Gaashaadhiga Talyaaniga oo Su aal aad u Adag weydiye Cabdi Wali Gaas “Xog Culus”

_97D4436

Waxaa magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ku sugan wefdi uu hogaaminayo R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaali C/weli Gaas, oo ay wehliyaan xubno ka soo jeeda Puntland, waxaana wefdiga R/wasaaraha ay maanta kulan la yeesheen wasiiradda arrimaha gudaha & gaashaandhiga Talyaaniga,oo ay kala hadleen arrimo ku saabsan khilaafka dowladda, shirka dhowaan loo balansan yahay inuu ka dhaco [...]

January 31st, 2012 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Difaaca Talyaaniga”Daawo Sawirada”

_97D4450(1)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa waxuu kulan dheer la qaatay Wasiirka Difaaca Talyaaniga H.E. Gianpaolo Di Paola oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Fanaanka Weyn Cabdi Tahliil Warsame Ciidamada Madaxa ayee iga Toogteen Cidna kama Hadlin

tahliil-376x300

Fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo shalay lagu dhaawacay Magaaladda Muqdisho, ayaa wuxuu faallo dheer uu ka bixiyay xabadda ku dhacday, cidda ku dhuftay iyo sababta loogu dhuftay, xilli uu ku sugnaa hoygiisa oo ku yaalla Xaafadda Fiyooraha ee Magaaladda Muqdisho. Cabdi Tahliil Warsame oo maanta la-hadlay Warbaahinta Magaaladda Muqdisho qaarkood, ayaa wuxuu muujiyay [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Munaasabada Sanadguradii sedaxaad ee kasoo wareegtay Xili loo caleema Saaray Madaxweyne shariif

DSC03459

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabad lagu maamuusayey sanadguuradii Seddexaad ee kasoo wareegatay markii Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda loo caleemo saaray xilka Madaxweynenimada oo maanta ay ku beegneyd Seddex sano kadib. Halkaan Ka Dhageyso Qeybta Koobaad Ee Khudbadaha Munaasabadda Sanad Guuradii Seddexaad Ee Caleemo Saarka Madaxweynaha Munaasabadda oo ka dhacday xarunta [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Amisom oo isugu yeertay Dowlada’Ahlu Sunna’ Galmudug&Puntland Shirna maalinimada Biri oga fureyso Muqdisho

amisom

Shir balaaran oo looga hadlaayay shir beri ka furman doono Magaaladda Muqdisho, ayaa wuxuu maanta Magaaladda Muqdisho uu ku dhex maray masuuliyiin ka tirsan Dowladda, Amisom, Ahlu Sunna, Puntland iyo Galmudug. Shirkaan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa Shir balaaran oo maalinta berito ka dhici doono Magaaladda Muqdisho, kaasoo ay yeellan doonaan Guddiga Wadajirka Amniga oo [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka: Hay’ad tayada daawada ka mas’uul ah ayaan dhisaynaa.

astaanta.qaranka-300x22811

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay dadaal ugu jirto sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada caafimaad iyo tayada Daawada ee Dalka, iyadoo loo marayo in si adag loo meel mariyo dhamaan Xeerarka Caafimaad iyo fayo-dhowr ee dalka ka jira, sidoo kalana la sameeynayo kuwo kale markii loo baahdo. Wasiirka Caafimaadka Mudane C/casiis [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciidamada Amisom oo Xiligaan kuwajahan Magaalada Afgooye

amisopm

Wakiilka xogyaha guud ee qaramada midoobey uqaabilsan Somalia Danijire Augustina Mahiga ayaa ka shan qariyay in la dajiyay qorshe cusub oo milatari oo lagu soo afjarayo Al shabab, Mahiga ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid ay isku waa faqeen golaha amaan ee qaramada midoobey iyo ururka midwga Africa. Qorshahan milatari ayaa  ah mid ciidanka [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Madaxweyne Shariif oo maanta Xaflado waa weyn kusameystay Xarunta Villa Soomaaliya

sh-sh

- Xaflad heer sare ah oo uu soo qaban qabiyay maamulka gobnalka Banaadir oo lagu maamusayay sanad guuradii sadexaad ee markii la doortay madaxweynaha Somalia Shariif Sh,Axmed ayaa maanta ka dhacday Muqdisho. Munaasabadan oo ka dhacaday xarunta gobalka Banaadir ee dagmada Xamar weyne waxaa kasoo qeyb galay madaxweyne Shariif Sh,Axmed Ku simaha R/wasaaraha, wasiirro, xildhibaano iyo [...]

January 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka