Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”

Amaanka dalka kenya ayaa siwayn loo adkeyay ,iyadoo laga cabsi qabo in ay dhacaan Qaraxyo inta lagu guda jiro maalinta barita ah dabaal daga sanadka Cusub ee 2012ka. Ciidamada Dhulka, Kuwa badda iyo Ciidamada Cirka ayaa ku jira heegan kii ugu dambeeyay si looga Hortago falal amaanka wax u dhimi kara . Afhayeenka police-ka dowladda [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xaalad cakiran ayaa waxay soo wajahday Degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan, waxaase caawa dhici kareysa in Xoogaga Shabaab iyo Ciidamadda Dowladda Itoobiya ay ku dagaalamaan Buula Burde. Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo ay hareer socdaan Ciidamadda Dowladda kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxay caawa ka amba baxeyn Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Ciidamadda Dowladda Itoobiya [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wararka caawa naga soo garaayo Gobolka bakool aya shegaya in halkaas kasocda dagaal aan caadi ahayn kasoo udhaxeeyo Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo Xarakada shabaab mujaahidiin. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Weerar culus kusoo qaadeyn ciidamada shabaab ayadoo isku adeygsanayaan hubka cul culus inkastoo laga maqlaayo rasaasta gooba ka fog fog halka dagaalka kasocda. Lama [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dad badan oo muslimiin ah diinta islaamkuna ku abtirsada ayaa isku diyaarinaya u dabbaaldegga dhalashada sannadka cusub ee 2012, iyagoo arrinkaasi kaga dayanaaya gaallada kuwaasoo,waa gaalladee u dabbaaldega waxa ay ku andacoodaan dhalashada nebi Ciise caleyhissalaam,nebiguna uu bari ka yahay arrinkaasi iyo bilashada sannadka cusub ee 2012, waxayna gaalladaasi iyo kuwa ku dayaanayaba ay sannadka [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciidamada taabacsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya ee maanta la wareegay gacan ku haynta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada, kaasoo ka billaabanayay 5-tii saac ee galabta ilaa iyo berri 6-da aroortii. Afhayeenka ciidanka taabacsan dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan, Maxamed Nuur Caga-joof ayaa Badweyn.com u sheegay [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax ka badbaadeen wasiirka maaliyadda ee maamulka Puntland, Faarax Cali Shire iyo guddoomiyaha gobolka Bari ee maamulkaasi, Cabdisamad Maxamed Gallan xilli ay marayeen xaafadda New Boosaaso. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sida uu u dhacay qaraxa, iyadoo dadka qaar ay sheegayaan [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay hogaan rasmi ah ay u magacawday taliye aan marnaba meesha laga filleyn, kaasoo maanta guul balaaran u soo hooyay Ummada Somaliyeed. Dowladda Somaliya ayaa waxay Korneel C/Laahi Barre ay u magacawday hogaaminta dagaalada ka soconaaya Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, kaasoo maanta suurta gelliyay in meesha laga saaro [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo Madxda Beesha Caalamka Wadamada Safka hore . War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raisal Wasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya mudane C/wali Max’ed Cali “Gaas” ayaa lagu sheegay in Maant oo Taariikhdu Tahay 31-12-2011ka ay Bilaabneen [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Masuuliyiinta Degmaa Xamar wayne iyo masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir Ganacsatada iyo wax Garadka Degmadaasi iyo Saraakiisha Ciidanka Amniga ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu uga Dhawaaqay degmada X/wayne maanta laga bilaabayo ay si rasmi ah uga bilaabmi doonto howlihii Canshuurta Dowlada Hoose. Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Kadib Dagaallo Xoogan oo Saaka Ciidamada Dowlada iyo iyo Ethopia ay kula wareegeen Magaalada Balad wayne ayay Ciidamada Ethopianka ee Gudaha u Galay Magalada ay Kilaabeen Baaritaano Giri Guri oo lagu Raadiniyo Ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab, Kumanaan ka Tarsan Ciidamadaasi Ethopian ah ayaa isku fidiyay Guud ahaan Degmadasi iyagoo Wali ka wada Baaritaanada ay [...]
December 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »