Home » November 30th, 2011 Entries posted on “November, 2011”

Daawo Sida ay Magaalada Muqdisho Habeenkii ay tahey

IMG_4998

Nolosha magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyey Lixdii bishii August ee Sanadkan oo ah markii Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab laga xoreeyey magaalada ayaa waxa ay aheyd mid soo hagaageysay ayadoo maalinba maalinta ka dambeeysa ay adeegyadii bulshada dib usoo laabanayeen. Horey waxaan aqristayaasheena idin kugu soo gudbinay muuqaallo ka turjumaya isbedellada Caasimadda balse muuqaaladaasi [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Odayaasha iyo Gabdhaha Da’a yarta ah oo Kulankoodu Is-fahan…..

4891_BnHover

Ragga Da’ada ah ayaa Badanaa is fahan waa ku dhamaadaa kulankooda iyaga iyo Gabdha Loogu yeero Afka Qalaad Teen Age .. Under 20 Years.. Gabdhaha kuwooda ka Yar Labaatan Jirka. Haweenka waqtiga Labaatanku ka yaryihiin waa waqtiga ugu Macaanta badan yihiin dadnimadooda balse waxaa cabasho aanan lasoo koobi karin ka timaadaa kolkay Nolosha lawadaagayaan Ragga [...]

November 30th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Dariiqa Loo Maro Farxad Galinta Sayga

ninkaaga ka farxi

Hadii doonayso in aad ku guulaysato farxad galinta saygaaga waxa kula gudboon in aa qaado talaabooyin yar oo si fudud u farxad gilin kara lamanahaaga umana baahnid samayso hawl badan oo kugu keenta daal badan, laakiin waxa xasuusnaanaysaa oo kaliya in ninkaagu yahay ilmo weynaaday oo u baahan daryeel . Marka uu guriga soo galo [...]

November 30th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Dagaalo lagu hoobtay oo kadhacay Miiga Mudug

dagaalka

Wararka aan ka heleyno degaanada Bacadweyne iyo Camaara aya shegaya in halkaas kadhacayn dagaalo aad u culus kasoo kadhashay qasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ooo soo kale gaaray maleeshiyadii iyo dadka xooladhaqatada. Afar iyo toban qof ayaa ku geeriyootay 25 kalena way ku dhaawacmeen dagaallo culus waxaan dagaallkaas socday saacado aad u farabadan ayadoo [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Maxaa ka ogtahe Ninkii maanta isqarxiye”Qabiilka oo kasoo jeedo’War Culus”

821

Meydka Ninkii Ismiidaaminta sameeyey oo madaxa kaliya ka haray Waxay faahfaahin ka soo baxaysaa qarax saaka aroortii ka dhacay xarunta taliska ciidamada DKMG ee Villa Baydhabo oo ku dhow isgoyska KM5 ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa waxaa fuliyey nin dhalinyaro ah oo miino isku soo xiray kaasoo sida la sheegay isku dayey inuu gudaha u [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Godoomiyaha Gobolka Banaadir oo canbaareeye Kooxda shabaaab”War saxaafadeed”

tarsan-2-300x225 (1)

War saxaafadeed lagu cambaareynayo Qaraxyada Muqdisho gaar ahaan kii barqo nimadii maanta lagu beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda demada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho. War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maanta lagula beegsaday xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkiinleey haween ka shaqeynayay danaafadda degmadaasi. [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

C/qaadir ‘Jahweeyn’ oo Booqasho kutagay Saldhigyada Wardhiigleey &Howlwdaag”Sawirro”

Picture-1514

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigyada ciidamada Booliiska ee degmooyinka Wardhiigleey iyo Howlwdaag ee G/Banaadir. Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed ‘Jahweeyn’ wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay wehliyaan taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska C/xakiin Daahir Siciid iyo saraakiil kale ayaa maanta kormaer howleed ku tegay saldhigyada Ciidamada booliiska degmooyinka Wardhiigleey [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaab oo wiilal Dhalinyaro ah Galabta Ifka Kadiray

Al-Shabaab-xukun-1-300x225

Xarakada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa galabta Sadax dhallinyaro ah ku dilay goob ay dad badan isugu soo baxeen oo ku taalla Buurdhuubo, kaasoo ay ku eedeeyeen in uu basaas u ahaa ciidamada dowladda KMG ah ee ku sugan Gedo. Wiilashaan latoogtay oo da’diisa lagu qiyaasay 25 jir ilaa 20 [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowladda oo ciwaan aan looga aqoon u bixisay dagaalo oo ay ku qaadeyso Shabaab

1

Kadib markii maanta Saraakiisha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay Shabaabku ku qaadeen weerar xoogan oo ismiidaamin ah, ayaa waxay soo saareyn hanjabaado culus oo ka dhan ah kooxda Shabaab. Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cabdi Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan”, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday galabta in dagaalo xoogan ay ku qaadayaan Xoogaga [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xarakada Al Shabaab maxeey katiri Qaraxyadii Maanta

4199

Ayadoo maanta magaalada muqdisho kadhacayn qaraxyo aan caadi ahayn kuwaas oo waxyeelo kasoo gaarta ciidamada dowlada iyo haween qashin ka qadaaaye wadooyinka degmada Dharkeynlee ayaa xogaga shabaab oo alaaba dagaal kula jirta dowlada somaliya iyo Ciidamada shisheeye kahadashay dagaaladaas. Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab, oo shir jaraa’id u qabtay bahda [...]

November 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka