Home » October 31st, 2011
Entries posted on “October, 2011”

Duyuurad dagaal oo jawi hoose ku socto ayaa caawa dul heehaabeyso Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, Duyuuradaasi ayaa ah mid aanan la garaneynin halka ay kasoo duushay iyada oo magaalada gaalkacyo lagu dul arkaayay maalintii Afaraad, duyuuradaasi oo caawa aad u kordhiday dul heehaabka magaalada Gaalkacyo taasoo shaki iyo cabsi ba’an ay kasoo wa [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa tibaaxaayo in uu xilka iska casilay Taliyihii ciidanka Puntland iyada oo la sheegay in uunan taliyaha cid kala tashan iscasilaadiisa, taliyaha oo lagu magacaabo Cali Nuur Cumar mana jiraan faafaahin uu taliyaha ka bixiyay sababaha soo dadajiyay in uu xilka iska casilo xili dowladda faroole culeyso badan kaga imaanaayan [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dalka New Zealand waxaa lagu arkay Arin Mucjiso badan ayna dadku aad ula yaabeen ayna si weyn uga faaloodeen Saxaafada Dalkaasi iyo kuwa Caalamka. Waxaana Dalkaasi ku dhashay Jiijiilo 4-Lugood leh taa oo ah arin mucjiso ah layaab badana ku abuurtay ninkii lahaa Doorada Dhashay Jiijiiladan 4-Lugood leh ee ku dhashay Dalka New Zealand . [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaalo khasaar geystay ayaa waxay galabta ka dhaceen duleedka magaaladda Guriceel ee Gobolka Galgaduud, wuxuuna uu u dhaxeeyay Ciidamadda Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo Jabhadda ONLF. Ciidamo ka tirsan Jabhadda ONLF oo soo gaaray deegaanada Xogole iyo Cali Xasan oo ka tirsan magaaladda Guriceel, ayaa waxaa ku baxay ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Wal Jameeca, [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Inkastoo aduunka aan ku noolnahay uu yahay mid maalin walba dadka ku dhaqan ay ku arkayaan muuqaalo iyo cajaaib aad u yaab badan ayaa hadana waxaa jira muuqaalada qaarkood kuwa kaa yaabinaya sida aad ka arki doontaan muuqaaladaan oo aan ka soo xigtay Jaraaidka dalkaasi oo ka hadlayay maanta oo ay tahay Taarkhiida 31-Oct. Kemory [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Sida marar badan isweydiyaan haweenka xiliga weerarka sawiirta socoto indhaha u qabsadaan raga waxayna jahwareer farabadan ku dhalisay dumar aad u farabadan waxaana sir badan ka heshay shabakada badweyn.com Xeel dheerayaal si aad u yaqaana arimhaa sariirta aya shegay in jiraan sababo ku kalifa in raga indhaha qabsadaan waxaana kamid ah arimahaan. Ma dareemaayo wax [...]
October 31st, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada | Read More »

Waxa daqiiqado kahor hishiis wada gaaray dowlada somaliya iyo kenya waxaana ukala saxiixay ra isulwasaraha dalka kenya iyo kan somaliya waxaana ka koobanyahe ilaa lix qodob. Hishiiskaan ayaa kadanbeeyay kadib markii shir saacado qaatay wada qateen labadaa masuul hadaba daawo qolaadka kuhishiyeen.
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Waxa qadar daqiiqado kahor soo gaba gaboobay shir xasaasi oo saacado qaatay oo u socday Ra’isulwasaaraga dalka kenya iyo Kanya Somaliya waxayn oga wada hadleyn xaalafdihi ugu danbeyey gobolada jubooyinka iyo qilaaf soo kale dhex galay kenya iyo madaxda dowlada somaliya qaarkood. Kulankaan oo albaabada u xirnaa aya lashegay in labada masuul kawada hadleen gelitaanka [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

HALKAAN KADHAGEYSO QORSHAYAASHA SHABAAB DALKA OGA BAXAYAAN. Horjoogayaasha Xarakada Shabaab aya qabab cusub doonayaan in ku bad baadiyaan dagaalyahanada shabaab katirsan kuwaas oo ka kala yimid wadamada afrikaanka iyo wadamada ree galbeedka waxayna dajiyeen qorshayaal dalka oga baxayaan madaama duqeymaha lagu baacsanayo sii korortay. Saacadihi lasoo dhaafay ayaa soo wajahday cabsi iyo wel wle aad [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Taliska nabad sugida DKMG ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay Maanta soo bandhigayn Dhalinyaro ay ku sheegayn inay kasoo goostayn Al-Shabab. Afhayeenka hay’ada nabad sugida Cor: Ibraahim Cumar Aadan ayaa waxa uu maanta sheegay in dhalinyaradan gaaraysay ilaa 53 ruux ay ka goostayn dagaalyahanada Al-Shabab waxa uuna ku tilmaamay inay yihiin Mustaqbalkii dalka lagana dhumiyay [...]
October 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »