Home » September 27th, 2011
Entries posted on “September, 2011”

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in loo baahan yahay kordhinta gargaarka loogu talagalay dadka ay abaarta iyo macluusha ku dhufatay ee ku nool dalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa isagoo ka qeybgalayay shirka guud ee golaha ammaanka Qaramada Midoobay waxa uu sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay inay kordhiso dadaallada lagu [...]
September 27th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaalo culus ayaa waxaa laga baqdin qabaa inay ka dhacaan Waqooyiga Magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, kadib marikii uu fashil ku soo dhamaaday wada-xaajood laga dhex waday Maamulka Puntland iyo Beesha Leelkase. Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu ciidamo uu u diray Waqooyiga Magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo ay warar iskhilaafsan ka soo baxayaan deegaanada [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Maleeshiyada al-Shabaab ee degmada Baardheere ayaa la sheegay inay bilaabeen howlgallo ay si khasab ah dib ugu celinayaan in ka badan soddon qoys oo ku soo barakacay magaalada. Waxaa maanta magaalada lagu arkayay qaar ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab oo qoysaskaas ku amraya inay ka guuraan guryo cooshado ka sameysan oo uga dhisan gudaha magaalada, iskuna [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xarunta Hay adda Nabad sugida dowlada KMG ee Somaliya aya maanta magaalada muqdisho kusoo bandhigtay laba wiil kuwaas oo ku sheegtay in kasoo goostay xogaga shabaab oo dagaalo kale dhaxeeyo dowlada iyo AMisom waxayna kusheegtgay in wilashaan jiraan 13 sano iyo 19jir. Agaasimaha hay adda Nabad Sugidda Axmed Macallin Fiqi oo warbahinta lahadlaaye ayaa sheegay [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Caasimada dalka Suudaan ee Khartuum ayaa xalay lagu qabtay kulan heer sare ah oo loogu mahadcelinayay dowlada iyo shacabka Turki oo halku dhig looga dhigay “Xoojinta xiriika walaaltinimo ee Turkiga iyo Soomaaliya” Waxaana ka soo qeybgalay wafdi sare oo Turkiyaan ah oo uu hogaaminayay la taliyaha Ra’isul Wasaare Ardogan Mr .Cali Boorti iyo madaxa hey’ada [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Waxa maanta kulan qado kuwada qaatayn Hotelka weyn lafweyn oo kasoo qeyb galeen masuuliyin katirsan dowlada oo ugu horeeyo madaxweynaha iyo wasiirka Gashaadhiga ahna ra isuwasare kuxigeena waxaana loga hadlaaye xaalada dalka. Madaxweynaha dowlada aya lahadlay saraakiisha ciidmaad ayaa sheegay in u mahad celinaayo guulaha gareen ciidamaa dowlada kuwa dagaalada kale dhexeeyo shabaab waxayna kudaray [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wafti ka socda hay’ad Malaysian ah oo magaceeda la yiraahdo Malaysian Relief Agency (MRA) ayaa maantey soo booqdey Isbitaalka guud ee Gaalkacyo halkaas oo ay kula kulmeen Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame iyo Prof. Maxamed Jaamac Salaad. Waftigan oo ka koobnaa dhakhaatiir iyo Wariyeyaal u dhashay Malaysia ayaa ujeedkoodu ahaa qiimeynta adeegyada [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Abaaro lixaad leh oo saameyn balaaran ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa deeganada gobolka Gedo. Qeylo dhaan xoogan ayaa waxa ay ka imanaysaa Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka, Culimaa’udiinka iyo maamulada degmooyinka gobolka Gedo, iyadoo xaaladuna ay meel halis ah marayso, oo ay gobolkaas ku fidayso macaluusha ka jirta inta badan gobollada Soomaaliya. [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wargeyska (Al-ahraam) ayaa waxa uu qoray maalintii shalay ahayd in nin abwaan ah oo u dhashay Dalka Masar in u isu soo sharaxay loolanka madaxtinimada ee dalka Masar . Xaflad weyn oo lagu qabtay Hoolka weyn ee Afraax ee deegaanka Cawaayid ee gobolka Iskandariya kuyaala ayaa waxa kasoo qeyb galay dad aad ufara badan oo [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda KMG ah ee Soomaliya oo indhawaydba kusugnaa Dalka maraykanka ayaa waday Abaabul uu ugu jiray la kulanka jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka. Sidda warar xog ogaal ihi nagu soo gaarayaan Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya ayaa loo diiday inuu la kulmo jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan goboladda Ohio iyo Newyork taas loo [...]
September 26th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »