Home » August 31st, 2011
Entries posted on “August, 2011”

Waxaa wali soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan gabarta Soomaaliga ah ee ku dhiiratay inay qoorta ka gooyso nin keedii ay jeclayd, kadib khilaafaad waayadii danbe hareerayay labadooda. Magaalada Johannesburg ee Dalka K/Afrika waxa ka dhacday Dhacdo Xanuun iyo uur kutaalo reebtay kadib markii ay halkaasi Haweeney Soomaaliyeed ay dhawan Ninkeedii ayu u [...]
August 31st, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Madaxa hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR, António Guterres oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiillada hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ah. António Guterres oo kulanka kaddib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wakiillada uu la kulmay uu kala hadlay sidii loo midayn lahaa howlaha [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xarakada Al-Shabaab ayaa amaro Cajiiba ah oo dad badan la yaabeen waxa ay kusoo rogeen Deegaanada loo a barakacay ee Duleedka Muqdisho halkaas ay kunool yihiin dadweyne fara badan. Xarakada Al shabaab ayaa deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho ka mamnuucay in boorarka ama magacyada goobaha ganacsiga lagu qoro Af Soomaali ama English taasi bedelkeedna [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gabadhaan oo ah 29 jir Mareykan ah ayaa shaacitaanka uurkeeda ku muujisay gacmaha mar ay sawiro ka qaadayeen sawriqaadayaal iyada oo taagan masraxa TV-ga baahiyo heesaha ee MTV kaasi oo xalay qabtay xalad abaalmarino lagu gudoonsiinayey fanaaniinta caanka gudaha Los Angeles. Beyonce wax war ah meysan siinin warbaahinta laakin waxa sawirada laga qaaday marki la [...]
August 31st, 2011 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Magaalada Kampala Ee dalka Uganda ayaa waxa Maanta tababar loogu soo gabagabeeyay 1000 askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda KMG ah Ee Soomaaliya oo iyaga muddo 6 halkaasi tababar uga socday. Tababarka ayaa waxaa u soo xidhay Askartaasi dhamaan 1000-askri R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Ganacsiga xukuumadda KMG ah Ee Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayadoona [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciyaaryahan Owen Hargreaves ayaa laga yabaa inuu dhameystiro heshiis lama filaan ah oo uu ugu wareegayo kooxda Manchester City, ka dib markii la wariyay inuu maanta tijaabada caafimaadka u maray kooxda Sky Blue. Sawir uu Hargareaves ka soo baxayo cusbitalka Bridgewater ee Manchester ayaa ka soo muuqday website-ka wargeyska The Sun. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Ciyaaryahan Joe Cole ayaa si amaah ah muddo hal xilli ciyaareed ah ugu biiraya kooxda Faransiiska ee Lille sida ay xaqiijiyeen labada kooxood ee Liverpool iyo Lille. Ciyaaryahanka ayaa waxa uu boos joogta ah ka waayay kooxda Kenny Dalglish taasoo sababtay in haatan amaah lagu diro, si Liverpool ay isaga dejiso cadaadiska mushaharkiisa oo gaaraya [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

iyaaryahan Simon Kjaer ayaa si amaah ugu biiray kooxda Roma isagoo ka soo wareegay Wolfsburg, sida ay xaqiijisay Lega Calcio. Kjaer oo 22 jir ah, ayaa sheegay inuu ku jahwareeray in saxiixiisa la hakiyo, madaama ay soo baxeen warar shaki gelinayay inuu u wareegayo Roma. Si kastaba, haatan ayaa la xaqiijiyay inuu ciyaaryahanka si amaah [...]
August 31st, 2011 | Posted in SPORTS | Read More »

Warar hoose oo aanu ka helnay qaar ka mida ah howl wadeenada Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhwaan ay bilaabi doonaan diyaarada ay lee dahay shirkada Turkish Airlinese laga lee yahay Wadanka Turkiga, waxana lagu wdaa in diyaarada Turkish Air ay bilowdo Safaradeedii ay bari samaadkii ku tagi jirtay Wadanka Soomaaliya Gaar ahaan [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciidamada booliska ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta xabsiga u taxaabay in ka badan 50 qof oo ganacsato ah oo ka soo jeeda gobollada Bay iyo Bakool. Dadka Ganacsatada ah ayaa laga soo qabqabtay xilli ay ku sugnaayeen goobahooda ganacsiga oo isugu jiray carwooyin, dukaamo iyo goobo yar yar. Xariga dadkaan ayaa [...]
August 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »