Home » July 31st, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Isku aadka is reeb reebka Koobka aduunka 2014 lagu qabanayo Brazil oo la soo saaray

ss-1-dez-2010-001_b

axaa xalay Magaalada Rio de Janeiro lagu sameeyay isku aadka Koobka K/cagta Aduunka ee sanadka 2014-lagu marti gelin doono dalka Brazil, iyadoo xaflad si weyn loo soo agaasimay lagu qabtay. Brazil oo aan ka qeyb qaadan doonin is reeb reebka ayaa 31-xul ee la filayo 32-xul ee ka qeyb qaadanaya Koobka Aduunka waxay soo mari [...]

July 31st, 2011 | Posted in SPORTS | Read More »

Haweeney 70-jir ah oo la il daran Jaceyl ay u qaaday Wiil aad u yar Yaab badanaa”Daawo sawirka”

110 years old woman near Tshwane (Pretoria), South Africa

Haweeney 70-Jir ah laguna Magacaaabo Andiswa Kholani oo kunool Deegaanka Thapani oo katirsan Magaalada Rusterburg ee Dalka K/Afrika ayaa la ildaran Jaceyl baaxad weyn ay u qaaday Wiil dhalinyara ah aadna u yar. Haweeneedan ayaana waxa ay Jaceyl baaxad weyn oo jirkeeda iyo lafaheeda galay u qaaday Andile oo ah 21-jir darisna la ah Haween [...]

July 31st, 2011 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Deg deg:Xildhbaan lagu Toogtay Afaafka horay masaajidka Marwaaz ee degmada Xamar weyne

breaking20news221

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxaa caawa halkaasi lagu toogtay mid ka mid ah Xildhibaanada DKMG Somalia, Alle ha u naxariistee xildhibaan Khaliif jire Warfaa oo ka mid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ayaa caawa salaadii maqrib kadib waxa ay kooxo ku hubeysan bastoolado ku dileen meel aan ka fogeyn masjidka marwaaz ee [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Madaxweyne Shariif oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle+Sawiro

shariif-jabuuti_2

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kula kulmay Magaalada Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo kulankan uu ka dhacay Qasiriga Madaxtooyada. War saxaafadeed ka soo baxaday Xafiiska Madaxtooyada Villa Somalia ayaa lagu sheegay in kulanka Labada Madaxweyne diirada lagu soo saaray arrimaha ammaanka, siyaasada iyo abaaraha. Madaxweyne Shariif oo kulanka kadib saxaafada kula hadlay [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Deg deg: Bisha Ramadaan oo caawa dhalatay” Tukashada Salaada Taraawiixda oo caawa Muqdisho kasocota…

Ramadan-Karim1-300x184

Wasaaradda Garsoorka ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday in bishabarakeysan ee Ramadaan ay bilatay kadib markii maanta ku ekeyd Bisha shacbaan. Wasaaradda Garsoorka ayaa ugu bishaareysay dadweynaha bilashada bisha Ramadaan, waxeyna ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay si weyn uga faa’iideystaan bishaan oo ay badiyaan cibaadada iyo Alla ka cabsiga. Dhinaca kale [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Mansuur Robow Qabiilkeyga ayaa ku baa’bay Dagaalka Mana Ka Yeelayo Axmed Godane

masuur-e12863609054331-300x225

Warar hoose aan heleyno aya shegayo in qilaaf xoogan soo kale dhex galay haatan masuulka ugu sareya shabaab  iyo Mansuur roobow oo ahaa Afhayeenkii horey shabaab. Qilaafkan ayaa kadanbeeye kadib markii Godane  kacodsaday Roobow in oo keeyno ciidamo si lagu difaaco magaaalda muqdisho inkastoo Roobow atinkaas kabiya diiday isagoo sheegay in Dhalinyarada ugu badan dhibaatada [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Odayaasha Hawiye oo shaaciyay in dagaalada Muqdisho looga gacan sareeyo Al Shabaab.

nabadoon-axmed-diiriye-300x225

Axmed Diiriye Cali oo ah Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo la hadlayay Bahda Warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho looga awood roonaaday Xarakada Al Shabaab. Waxa uu sheegay Nabadoon Axmed Diiriye in dhowr jeer oo hore ay baaq u direen Al Shabaab kaasi [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Soomaalida ku nool Nairobi oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira Bisha Ramadaan.

Islii-300x151

Xilli maalinta Berito ah ay tahay Maalinta ugu horeysa ee Bisha Soon ayaa waxaa magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada ay Soomaalidu degto ee Islii laga dareemayaa dhaq dhaqaayo ganacsi iyo diyaar garow aad u xoogan oo loogu jiro Bisha Barakaysan ee Soonqaad. Waxaa maanta aad ciriiri u ah Suuqyada kala gadisan ee ku yaala Xaafada [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Magaaladda Cape Town oo laga xusay sanad guurada maamulka Puntland “Daawo Sawirada”

dssr

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo aay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada reer Pudtland.ee ku dhaqan Magaalada Cape Town ee dalka S,Africa. ayaa waxaa aay ka dhacday habeenkii xalay aha halkaaasi. Xafladaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax ka kala socatay Dowlada Dalka S.Africa, Iyo jaaliyadaha Soomaalida ganacsato Iyo dhamaan qeebaha kala duwan ee [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xarakada Shabaab oo kahadashay Faankii Dowlada &Amisom warbahinta kashegeyn….

0208-Somalia-Al-Shabab-600_full_600

Saraakiil u hadashay alshabaab ayaa Gaashaanka u daruurtay Warar soo baxayay shalay galinkii danbe oo ahaa in alshabaab ay gabi ahaanba iskaga baxeen Garoonka Muqdisho Satioum iyo Xarunta Xisbiga. Sarkaalkiisha ayaa ku tilmaantay Wararkaas Warar ku tiri ku teen ah, waxayna sheegeen in ay ku jiraan halkaas oo ay ka dagaalamayaan. Warkan ayaa sheegaya in [...]

July 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka