Home » June 30th, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Xaflada Balaaran oo lagu maamusayo 1 luuliyo oo ka socanayso Magalada Nairobi Iyo Faniin Caan Ah oo halkaasi ku sugan

34552_10150212839325177_323536365176_13289477_1102431_n

Xaflada Balaaran oo lagu  maamusayo 1 luuliyo oo ka socanayso Magalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa halkaasi war bxinada inoogo soo tabin doona wariyaha badweyn heeb abdi oo ku sugan goobta xaflada ka dhacayso, Xafladaasi oo aay soo qaban qaabis jaaliyada Soomaalida dalka Kenya oo uu hurmuudka u yahay Maxamed cali Emeeriko ayaa waxa [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Tahniyad Aroos oo Farxad leh: Jamaal Cabdulaahi & Ayaan Abukar.

aroos1-300x149

Tahniyad Aroos oo Farxad iyo damaashaad leh oo loo diraayo Arooska iyo Aroosada kala ah .Arooska Jamaal Cabdulaahi Axmed Iyo Aroosada Ayaan Abukar Xasan. 1.Ayeeyo. Xaliimo Maxamuud Ali .2Awoowe. Axmed Afrax Cadow .3,Ayeeyo Ashkiro Cali Xayle 4. Aabo Xasan Afrax Cadow 5. Habar Yar, Nasro Axmed Afrax 6. Edo Iyo habar Yar. Laylo Axmed Afrax [...]

June 30th, 2011 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Qaxooti Somali iyo Ciidamada dalka Kenya oo dagaal qaraar haatan oga socda Xerada Dhagaxleey

ciidamada-kenya

Qaxooti Somali iyo Ciidamada dalka Kenya oo dagaal qaraar haatan oga socda Xerada Dhagaxleey Iyadoo saaacado kahor dagaal aad u qaraar kabilowdey mid akmdi ah xerooyinka qaxootiga dalka Kenya kaaso udhaxeyo qaxooti Somali iyo ciidamada dalka Kenya. Dagaalkaas ayaa kabilode  xeradaas iyadoo sababay in qasaaro xoogan kadhashayn inkastoo ana la ogeyn cadada rasmiga ah . [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Arin aan wili loga arag muqdisho Maanta kasameeye Hogaamiye koxeed dhiiga shacabka kumeertay.

indhacade

Yusuf siyaad indha cade ayaa manata deeq kaalmo ah gaarsiye shacab kudhibaateysan degmaada xamarweyne isagoo halkaas gacantiida midig ugu qeybiye barakacayaashii. Deeqdaan ayaa ka koobneyd Raashin dhar Cabitaan Baco isagoo shegey in dadkaan sida ugu dhaqasaha badan agu fidiyo gacan bini aadamnimo. Waxan u adkeysan waaye nolosha adag kujiraan dadkana waxana kadhageyste idaacadaha muqdisho raashinka [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Mareekanka oo sheegtay weyrarkii J/hoose “Saraakiisha Shabaab oo ka guurey Jubooyinka”

8179-full-so

Qaar katirsan saraakiisha amaanka dalka mareekan aya manta kahadashey weyrarkii lagu qaaday maalmihi lasoo dhaafay degaano katirsan J/hoose kuwaas oo lagu duqeeye xogaga shabaab. Sargaal uhadlay ciidamadaas aya shegay in weyrarkaas oo fuliyeen ciidamo katirsan mareekanka isagoo qeexey in dileen qaar katirsan sarakiisha shbaab . Sargaalka aya sii raaciye in  sarakiil kadileen kooxda shabaab kuwaass [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Labada Shariif si aan horay lo aarag U canaantay Madaxweyne African ah”Mahiiga kudhoola cadeeye”Sir culus”

Museveni_Shariif

Warar si hoose u heshay shabakada badweyn oo ah  mid wax baarto isla marka banaanka soo dhigta aya heshay xog hoose kaaso kusaabsan caga jugleyn iyo dhowla cadeyn lagula kacay madaxda dalka somaliya. Iyadoo 9bishaan shir oga soo gaba gaboobey labada shariif magalada kampalla aya lashegey in madaxweyaha dalka ugandha si qasab ah uwaafajiye hadal [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Imaraadka oo u ololeynayo Sidii Somaliya Xayiraada Hubka loga qaadi lahaa “Hub Ugu tageeri lahaa”Warbixin”

Sheikh-Abdullah-Bin-Zayed-Al-Nahyan-300x251

Dowlada imaraadka aya codsi ujeedeysey dowlada dalka hindiga si  oga tegeerto in dalka soamliya loga qaado xanibaada hubka saran tani markii dhacday xukumadii siyaad bare. Wasiirka arimaha dibada dalka imaraadk ayaa kacodsaday dhgigiisa dalka hindiga  in kasaacideyo in somaliya laga qaado xayiraada hubka si logeeyo hub lagula dagaalamo kooxaha burcad badeeda somalida. Warbixintaan aya lagu [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xog culus”Shabaab oo qorsheneyso Qaraxyo Culus caawa kageysato 1-da Luuliyo”

7640_NpAdvHover

Warar si hoose aan u helnay ayaa sheagyo in xarakada shabaab qorsheneyso in qaraxyo kageysato habeenka caawa kaaso kubeegan 1-da luuliyo oo ah habeen qiira uleh shacabka somaliyeed. Munaasabo balaaran aya habeenka caawa lagu wadaa in kadhacdo qeybo katirsan magalada muqdisho inkastoo ugu weyntahay mid kadhici doonto Xarunta Villa Somali taaso qaban qaabadii ugu danbeesey [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ra isulwasaare Gaaz &Golaha Wasiirada shir deg deg haatan oga socda Muqdisho”

golaha3

Ra isulwasaaraha xukumada Somali c/wali maxamed gaas aya haatan shir deg deg ah la leh golahii wasiirada farmaajo kasoo kasocda guriga kadeganyahay Magalada muqdisho. Wararka kulankaan aya shagyo in uu yahay mid xasaasi ah isagoo kulankaas yahay mid albaabada u laabanyihin  inkastoo war hoose kazoo baxayaan. Wararka u dhow dhow kulankaan aya shegyo in loga [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada oo soo dhaweyse Duqeyntii shabaab lagu garaacay Gobolka J/Hoose”Warbixin”

cadaado11

Dowlada somali ayaa si aad usoo dhaweyse duqeyntii saacado kahor lagu geyste qeybo katirsan kooxda shabaab qeybo katirsan gobolada dalka . Dowlada aya shegtay in wax badan kala socotay duqeyntaas shabaab logeyste kaso fuliyeen wadamada ree galbeedka si kooxda shabaab losoo cirib tiro. Sargaal sare karirsan ciidamada xoga dalka ayaa shegey in qasaaro balaran kazoo [...]

June 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka