Home » May 31st, 2011
Entries posted on “May, 2011”

Hablo badan oo la sooxoriiray qeybta nolosha ee website-ka badweyn.com ayaa noosheegay in ay kacabanayaan xiliga dhiiga caadada oo isaga daba yimaada mudo bil ah gudohood taaso ay isku arkeen kadib markii ay qurbaha tageen hadaba Badweyn.com waxaa uu sameeyay baaritaan uu ku ogaanayo arintaasi waxaana u soobaxay sidaan. Waa run oo waa arin laga [...]
May 31st, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Tan iyo markuu soobaxay Kaniiniga xoojiya galmada dadka tabarta daran ee Viagra ayaa waxaa soobaxayay culeys xaga dhagaha ama maqalka ah oo kuyimaadda raga isticmaala kaniinigaasi. Islamarkii ay soobaxeen astaamahaasi muujinaya in saameyntaasi uu leeyahay kaniinigaasi ayaa waxaa hey’adaha caafimaadka ee dalka mareykanka ayaa bilaabay in dadka ay kaga digaan in ay isticmaalaan kaniinigaasi iyo [...]
May 31st, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magalada muqdisho oo caawa kala orodkii ugu xoganaa kasocda(Sababtu maxay tahe) Xaafada suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ayaa haatan waxaa laga soo sheegayaa inuu kajiro kala orordkii ugu darnaa iyadoona qaar ka mid ah dadka halkaasi ku dhaqan lasheegay inay halkaasi isaga carareen Kala orodkaas ayaa yimid kadibmarkii galabta duqeyn sidii [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada KMG oo caawa heegankii ugu sareyse gelisay Ciidamo Saacado gudahooda geli rabaan Suuqa Bakaraha(Xog Culus) Xog hoose oo ay heshay warbaahinta Badweyn ayaa waxay sheegaysaa in dowladda KMG ee Soomaaliya ay caawa heegankii ugu balaarnaa gelisay ciidamo booliis ah kuwaas oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka dibadiisa waxaana ladoonayaa in saacado gudaheeda ay kula [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Laba meyd aya maanta lasoo dhigay qeybo katirsan degmada dharkeynkee kuwaas oo jirkooda kamuuqdey rasaas lagu dilay Labadaan wiil ayaa lasoo dhigey meel qashin quba iyadoo jirkooda kamuuqdo dhaawacyo csuub Meydadka ayaa la sheegay in da’duudo ay u dhaxayso 18-jir ilaa 25-jir, waxaana ka muuqanayay jirdillo xooggan oo loo gaystay ka hor inta aan ladilin, [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Kadib markii dowlada ku meel gaar ah ay xarakada Al-shabaab kala wareegtay meelo fara badan oo fariisimo u ahaa ayaa shalay waxaa iskowka Kaasabalbalaare ka dhacday in Askari ka tirsan ciidanka dowlada halkaa baale ku yiilay kasoo dajiyay calanka kooxda Al-shabaab isla markaana ku bedelay calanka soomaliya, haddaba arintan ayaa dhalisay ihtimaam dhanka dowlada ah [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Sida aan wararka ku heleyno deegan Tukaraq ayaa saakay laga soo sheegayaa in xaalkeeda deganyahay kadib dagaal ba,an oo shalay halkaa ku dhexmaray ciidanka Puntland iyo kuwa Somaliland. Haddaba wasirka warfaafinta Puntland Axmed Cali Askar Oo Shir jara’id xalay Ku Qabtay Xarunta Madaxtoyada Magalada Garowe ayaa ka warbixyay sida uu dhacay dagaalkii shalay Dhex maray [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ra,iisul wasaaraha soomaliya Max,ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in xukuumadiisa maalmahan qorsheyneysay sidii ay mushaar u siin laheyd xildhibaanda jooga magaalada muqdisho. Mar uu la hadlayay radio muqdisho ayuu cadeeyay in xildhibaanada jooga dalka gudahiisa xaq u leeyihiin iney dowlada mushaar ka qaatan ama siiso halka kuwa dibad jooga ah aysan xaq u laheyn wax [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wararka ka soo baxaya DKMG ah ayaa sheegaya in qaraxii shalay lala eegtay xarun ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Ahlu sunah fadhiisin u aheyd ay dowladu ku guuleysatay iney fashiliso. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur oo ka hadlay weerarkaas ayaa sheegay in Al-Shabaab ay soo qaateen dharka Ciidamada, isla markaana ay soo weerareen [...]
May 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaal xoogan aya caawa kasocda magaalada Tukaraq halkaas kudhex maarayaan maamul goboleedyada Somalialnd iyo Puntalnd Dagaalkaan ayaa kasocda degaanka Tukaraq oo hoostaga gobolka Sool halkaas oo dhinacyada isku adeegsanayan hubka kuwa cul culus Dagaalkan aya lagu shegay in saacado socda iyadoo la ogeyn qasaaro soo kaa gaaray laba dhinac iyadoo qasaaro hordhac laga so dhegaayo dadka shacabka [...]
May 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »