Home » April 30th, 2011 Entries posted on “April, 2011”

Madaxweynaha Somaliland oo Calanka Somalia ku qaabilay Amiirka Kuwait iyo qadiyadii Somaliland oo 20 sano kadib Ilaaway(Topnews)

siilaanyo-kuwait

Madaxweynaha Somaliland oo Calanka Somalia ku qaabilay Amiirka Kuwait iyo qadiyadii Somaliland oo 20 sano kadib Ilaaway(Topnews) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeeysay taariikhda wuxuu qaatay qadiyadda Somaliweyn kadib markii 20 sano ay Somaliland ku dheganeed inay tahay Jamhuuriyad madaxbanaan. Wasiirka Arrimaha dibadda ee Kuwait Dr. Maxamed Sabax Al Salam Al Sabah [...]

April 30th, 2011 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Askari katirsan dowlada maanta dil toogasho lagu xukumay

dil

Askari katirsan dowlada maanta dil toogasho lagu xukumay Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowlada KMG Somaaliya Xasan Xuseen Muungaab oo maanta shirjaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in maxkamada ay maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsan ciidamada Dowlada oo dil u geystay askari  kale Muungaab waxa uu sheegay [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Cidii hoteelkeeda shir lagu qabtaa dowlada aan ogeyn tilaabo adag kaqadeynaa’Taliyaha Pooliska (warbixin)

11065

Waxa baryihi ugu danbeesay amaro xoogan kasoo baxaysay dowlada  goobaha yar kajoogto muqdisho oo kuwajahnaa dhanka hoteelada muqdisho Amarkaas aya amaanta kasoo baxay Taliska ciidamada isagoona shegay in hoteelada muqdisho lagu qaban karin shir aan kawar qabin dowlada cidii lagu qabtaa muteesan doonto ciqaab inteeda la eg Taliyaha ciidamada Pooliska dowlada oo warfideenada ugu qabtay [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Nin Al-Shabaab ah oo Haweeney laqabay Si Xeeledeysan Ninkeedii Ugu Furay, Kadibna Isagii Guursaday

heeb

Nin Al-Shabaab ah oo Haweeney laqabay Si Xeeledeysan Ninkeedii Ugu Furay, Kadibna Isagii Guursaday wararka naga soo Gaaraya Gobolada Juboyinka Ayaa Waxa ay Sheegayaan In nin Alshabaab ah Uu Haweeney laqabay uu Si farsameysan Ugu Furay Ninkeedii Kadibna uu isaga guursaday, Haweeneydaan oo u Dhashay laba Caruur ah ninka laga furay, kaasoo ay isku guursadeen [...]

April 30th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

C/raxmaan Faroole Maanta magaalada Bosaaso kuqaabilay Wafdi Ree Mareekan ah

SANYO DIGITAL CAMERA

C/raxmaan Faroole Maanta magaalada Bosaaso kuqaabilay Wafdi Ree Mareekan ah Waxaa maanta magaalada Boosaaso soo gaaray wafdi ka socda dowlada Maraykanka, halkaasi oo kulan ay kula qaateen Madaxweynaha DGPL C/raxmaan Faroole iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda. Wafdigan oo uu hoggaaminaayo Senator Mark Kirk oo ka tirsan Senatarada Maraykanka ayaa waxaa ay ka wada hadleen [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Haweenka Soomaaliyeed ee Foosha ah oo dhibaato Xoogan ku qaba Isbitaalada Dalka K/Afrika.

Flag_ZA-300x199

Haweenka Soomaaliyeed ee Foosha ah oo dhibaato Xoogan ku qaba Isbitaalada Dalka K/Afrika. Hooyo Soomaaliyeed oo foolanaysa ayaa la diiday in la qaabilo isbitaal dowli ah ka dib markii loogu jawaabay sanad kasta maxaa u dhashaa. Haweenaydan oo magaceeda lagu soo gaabiyo Deeqo ayaa fal naxdin leh kala kulantay isbitaal dowladeed oo Cape Town ku [...]

April 30th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Deg deg:Madaxweyne Shariif maanta kabad baaday Isku day dil xili Booqanaaye Boondheere(Daawo sawirada)

IMG_0492

Deg deg:Madaxweyne Shariif maanta kabad baaday Isku day dil xili Booqanaaye Boondheere(Daawo sawirada) Madaxweynaha Dowlada KMG ayaa maanta booqday fariisimaha ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku leeyehiin degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Madaxweynaha Dowlada KMG Somaaliya Sh’ Shariif Sh’ Axmed oo maanta kormeyr ku tagay aagaga dagaalka ee degmada Boondheere ee gobolka banaadir oo [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaab xoolo camal uxirtay Odayaal wayeelo ah iyo Culuma Udiin Gobolka Sh/Dhexe

odayaal la xiray

Shabaab xoolo camal uxirtay Odayaal wayeelo ah iyo Culuma Udiin Gobolka Sh/Dhexe Sida ay sheegaayaan wararka ka imaanaayo deegaano ka tirsan gobolka Sh/ dhaxe  ciidamo ka tirsan Xarakada Al shabaab howlgalo ay ka sameeyeen degaanadaasi waxa ay ku soo qab qabteen ku dhawaad 30 odayaal dhaqameed iyo culumaa’udiin can ka ah  gobolka Sh/dhaxe Goobaha Xarakada [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada markii aminiga goobaheeda sugatay ayee Puntland Dhibaato Aminidaro kabilowday’Madaxweyne Faroole hadalo culus kuhadlay(Top news)

SANYO DIGITAL CAMERA

Dowlada markii aminiga goobaheeda sugatay ayee Puntland Dhibaato Aminidaro kabilowday’Madaxweyne Faroole hadalo culus kuhadlay(Top news) Madaxweynaha Maamul goballeedka Puntland Dr, C/raxmaan Shiikh Max’ed Faroole oo warbaahinta kula hadllayay magaalada Boosaaso ayaa weerar dhinaca Afka ku qaaday dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif, isaga oo ku eedeeyay in dowladdu mas’uul ka tahay sida uu hadalka u dhigay [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Madiidani Doorasho blse Gudiga doorashada wado sharci loma marin”Madaxweyne Shariif

laba-shariif

Madiidani Doorasho blse Gudiga doorashada wado sharci loma marin”Madaxweyne Shariif Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka qeyb-galay kulan ay lahaayeen xubanaha golllaha Wasiirada xukuumada KMG ayaa sheegay in marnaba dhinaciisa uusan diidaneyn doorasho la qabto, laakiin waxaa uu sheegay in doorashada ay ka horeyso in wada tashi la sameeyo. Qudbada madaxweynaha oo ka [...]

April 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka