Home » March 31st, 2011
Entries posted on “March, 2011”

War deg deg ah:Dagaal culus caawa kasocda W/qooyiga muqdisho’madaafiicda…. Kadib fiidnimadii caawa kadib waxa dagaal aad u culus kasocdaan w/qooyga muqdisho halkaas oo isku dhaafsanaayn xogaga shababa iyo iidamad Amsiom oo is garabsanaayo Dagaalkaas aya xoogiisa kasocda Degmada Dhoondheere halkaas oo fiidnimadii caaw kadib kabilowdeyn dagalao iyo duqeymo culus oo is dhaafsanaayn xogag diritu udhaxeyso [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaab dagaalyahano soo gelisay muqdisho maanta caawana weyrar culus kuqaaday Ciidamada Amisom Boqolaal katirsan ciidamada Shabaab ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho kadib tababaro ay muddo bila ah ku qaadanayeen xerooyin kuyaalo Gobolka Shabelaha hoose Ciidamo farabadan oo ku hubeysan gaadiid dagaal iyo hubka nuucyadiisa kala gedisan ayaa soo galay magaalada Muqdisho ciidamadan ayaa la [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Deg deg:Madaxweyne Shariif oo lagu hordhaariye Wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiro Dowlayaal(Daawo Sawirada) (Muqdisho, Soomaaliya, Maarso 31/ 2011)Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sheikh Axmed ayaa caawa hortiisa lagu dhaariyay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeeno iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaas oo isla maanta R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo uu soo magacaabay. [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ra’iisul Wasaare Farmaajo Xafiiskiisa kuqaabilay Ergeyga Dowladda Ingiriiska (Daawo sawirada) Muqdisho-Khamiis, 31 March 2011) Waxaa maanta Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Moxamed Farmaajo xafiiskiisa ku soo booqday Ergeyga Dowladda Ingiriiska, Matt Baugh. Ra’iisul Wasaaraha oo furay shirka ayaa uga mahadceliyey Ergeyga Dowladda Ingiriiska booqashadiisa iyo imaatinkiisa caasimadda dalka ee Muqdisho. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shirka Golaha wasiirada oo loga hadle shirka April Nairobi ka dhacayo Muqdisho, March, 31.2011——— Shirkii caadiga ahaa oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa looga dooday shirka la sheegay inuu ka dhacayo bisha April 2011 magaalada Nairobi [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Waxa magalada muqdisho caadi kanaoqotay dagaalada aan dhamaadka laheyn kuwaa oo u dhaxeyo xogaga aan u diirnixi shacabkooda ee shabaab iy dowlada Barqanimadii maanta waxa madaafiic cul culus kadhaceyn qeybo katirsan degmooyinka matanaha ah ey Hodan iyo H/waag kuwaa oo ku rusheyn labada dhinac Xarakada shabaab aya madafiic dhowr ah ku garaacde farisimayaasha degmooyinaas kajogaan [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada ciidamo xoogan geeye Jiidaha dagaalada shabaab dhaq dhaqaaqyo wada(Top news) Wararka ka imaanaya saldhigyada Ciidamada Dowlada KMG ay ku suganyihiin, ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay, halkaas ay ka soo baxayeen Boqolaal Ciidan. Ciidamada dowlada aya si xoogan habeenimadii xalay ila waabirigii saake loo daad gurenaaye Degmooyinka Boondheere, shibis, Hodon iyo H/wadaag oo [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Qilaaf xoogan oo kala qeybiye Culuma udiinka Ahlu Sunna waljameeca Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu ururka ahlusuna ee dagaalka adag kula jira, Maleeshiyaadka Xarakada alshabaab uu soo kala dhexgalay Qilaaf aad u xoogan. Qilaafkan ayaa sababay in ay garabka kale ku dhawaaqaan, garab kale oo la mid ah, Hoganka hada jira [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xarakada Shabaab dhalinyaro ku xir xirtay Degaanka Lafoole ee … Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dad badan oo rayid ah waxa ay ku xir xireen Degaankaa Lafoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaas oo lagu eedeeyay danbiyo kala duwan loona dhaadhiciyay Xabsiga Shabaab ay ku leeyihiin Deeaanka Lafoole. Dadkan ay Shabaab xir xireen oo tiro ahaan gaaraya [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa muqdisho aya hadal aan caadi aheyn kasoo yeray kadib markii eydeen xoogan usoo jeediye Maxamed Cumar Xabeeb in uu xirnaa Tarsan Mudane Tarsan aya shegay in uu xirin maxamed dheere ey u xirnaa Shrciga aan asaga u xirneyn isla markaana hadaladaas kushegay in ey yihin mid kutiri kuteen ah aan [...]
March 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »