Home » February 28th, 2011
Entries posted on “February, 2011”

“Geel Xoolo Wuu yahay, Arina Xaas Wuu yahay Farasna Xarago Wuu yahay” Wiilwaal wuxuu aha nin Geesi ah, Boqor ah, Caaqil ah Sidaa darteed, dadka Geesiyaalka ah ee caqliga badan wuu jeclaa Wuuna Necbaa Sidaa Awgeed dadka isaga u xukumo ama Xididka Xigtada ay yihiin wuxuu jecla inay noqdaan dad wada Geesiyaal [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xildhibaan ugu afka dheer xildhibanada somalia oo xabsi kujira Nairobi warar hoose oo lagu kalsonaan karo ey heshey badweyn .com shegaayo in xabsiga ladhigay mid kamid ah xildhibaanada barlmaanka somali xili oo dhex mushaxaaye wadan uu laheyn oo kusgnaa Xildhibanakaas oo aad u wada garaneysin oo kasoo labatay mid kamid ah wadamada yurub halkaas oo [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaal culus caawa muqdisho kasocda iyo Madaafiicda sida roobkii kuda eeyso Kadib fiidnimada caawa waxa magalada muqdisho qabsade madaafiic aad u culus iyo dagaal kuwaas uu dhaxeyo xogaga shabaab iyo amisom iyo ciidanka dowlada oo isgarabsanaaayo Dagaladaas aya kasocdaan labada degmo mataanaha h ee Hodan iyo H/wadaag kuwaas oo fidnimadii caawa kabilowdeyn dagaal aad u [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

War -Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynahe Shariif Sh. Axmed (Muxuu ku Sabsan Yahay Warsaxafadeedkaas) Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudiyo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha oo hadal ujeediyay xildhibaanada ayaa ugu horeyn mudanayaasha Baarlamaanka uga warramay horumarkii Ciidaanka Doowlada iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen hawl-galada sugidda amaanka [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka xaq umalahan in hadalkeyga hadal dulsaaro Hana ilaalsado Xilkiiisa waxa yiri Madaxweyne Shariif(Top news) Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Caasimada Magaalada muqdisho kullan ka dhan ah Afhayeenka Baarlamanka KMG ee soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo khilaaf kala dhaxeeyo madaxweynaha. Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Qaababka galmada ee cusubi xagee naga soo galeen.maxaa naga reeban. Shacabka soomaaliyeed waxaa ay leeyihiin dhaqamo badan oo qaarkood ay diinta ka horimaanayaan qaarkalana ay diinta waafaqsanyihiin. Dhamadasi waa badan yihiin balse waxaynu soo qaadaneynaa qaarkooda la xiriira galmada labada qof ee isqaba. Waxaa jira qaabab guud oo dadka isku dhaxaa ay gogosha isugu qanciyaan [...]
February 28th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Salaada Duhur waxan kutukaneynaa xarunta Gaashadhiga waxa kufaanay Afhayeenka Kooxda Nolol Diidka shabaab shayaadiin(Top news) Afhayeenka alshabaab sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ku hanjabay in ay Saalada Duhur ay maanta ku dukan doonaan goobihii laga qabsaday gaar ahaan Wasaarada gasshandhiga ee magaalada Muqdisho, oo maalmo ka hor ay la Wareegeen Ciidamada Brundi oo garab siinaya [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaalo duqeymo culus muqdisho maanta kasocdo…. Dagaalo aad u culus aya saake mar qura loga soo toosay magalada muqdisho xili habeenimadii xalay lagu diiray dagaalo iyo duqeymo culus oo u daheyo xogaga shabaab iyo amisom oo gaarb kahelaya Ciidanka Amisom Dagaaladan ayaa yimid kadib markii Ciidamada Xarakada Alshabaab weeraro culus ku soo qaadeen fariisimaha Ciidamada [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Arimo dalkeyna oga xishoon jireen Gabdhaha somalida oo Nairobi kusameyaan(Warbixin xasaasi ah) Kenya waxay ka mid tahay Wadamada ay sida aadka ah ugu soo Barakaceen Dadka Soomaalida ah Wixii ka Dambeeyay Dagaalada Ahliga ah, Waxaana Barakaca uu sababay in ay Dhaqan doorsoomaan Qaar badan oo Rag iyo Dumarkaba. Wadanka kenya waxaa ku nool Haween Soomaali [...]
February 28th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada,SOMALI NEWS | Read More »

Ciidamada Burindi oo sir culus kaheshay kooxda Nolol Diidka shabaab shayaadiin Sarkaal sare oo u hadllay ciidamada dalka Burund ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay heleen xog sare oo ku saabsan Maleeshiyada Al-shabaab, isaga oo intaa ku darray in haddii ay isku dayaan Maleeshiyada Al-shabaab in ay weerar ku [...]
February 28th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »