Home » January 31st, 2011
Entries posted on “January, 2011”
Aftida koonfurta dalka sudan saameyn intee la eg ayee kuyeelan kartaa ardayda wax kabarata dalkaasi? Waxaa mudadanba ka socday wadanka sudan Afti lagu doonayay in ay gooni isu taagto koonfurta dalka Sudan hadaba aftidaasi ayaa waxa ay saameyn balaaran kuyeelatay arday badan oo somali ah oo halkasi wax kabarta & arday kala oo ka kala [...]
January 31st, 2011 | Posted in MAQAALLO ,SOMALI NEWS | Read More »
Wasiiro booqde dhawaacyadii maanta ciidamada dowlada kuxasuuqey muqdisho (Daawo sawirada) 31.01.2011———-Wasiiro ka tirsan Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo uu hogaaminayay RA’iisul Wasaare kuxigeenkan ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane C/xakiin Maxamed Fiqi ayaa galabta booqday dhaawacyada dadkii maanta ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho iyagoo u balan qaaday in dadka dhaawacyada [...]
January 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Reer Hiiraan way kala gartaan nin ganay iyo nin galaday! maqaal xiisa badan hiiraan waa udub dhaxaadka iyo isu xirka gobolada iyo halka laga maamulo gobolada dhexe ee somalia waxaa magaala madax u ah beledweyne waxaa xaduud daleed laleh dalka ethiopia waxaa daris la ah gobolada Galguduud Middle shabele and lower shabele Bay & Bakool. [...]
January 31st, 2011 | Posted in MAQAALLO ,SOMALI NEWS | Read More »
Wah waah Gabdhaheyno Kalaabyada Nairobi wecamireyn (Top news) Tani markii laga soo hayaame dalka dagalada colaadaha aan dhamaadka laheyn kabilowdeyn sanadii 1990 aya qaar badan dadyowga somaliyeed wajiga soo sareen wadankii islahayeen waxa kaheli dontaan nolol kawanaagsan tan ugu sotageyn somalia somali badan aya gaarte wadanka somalia deriska lah kenya oo isugu jiraan dumar caruur [...]
January 31st, 2011 | Posted in MAQAALLO ,SOMALI NEWS | Read More »
Mashaqo kadhacde Isgooksa banadir oo kudhinteyn 23 Barqanimadii maanta waxa mashaqo aad u fool xun kadhaceyde isgooka Banaadir kuwaas oo ilaalo wasiir ku xasuuqey dada shacabka oo dhimasho iyo dhaawc aad u farabadan kadshey Ku dhawaad 40ruux ayaa ku dhaawacantay halka 23 kalana ku ruux dhinteyn rasaasta ay fureen ciidamo ka tirsanaa dowladda KMG soomaaliya [...]
January 31st, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
war deg deg ah:wariyaha badweyn.com kabaxsade shabaab caawa dil larabey (Top news) kadib fiidnimadi caawa waxa dil qorsheysan kabad baadey wariyaha badweyn.com kaaso kusii jeedey gurigiisa oo kuyaalo xaafada madiina ey magalada muqdisho wariyaha aya lasocdey gaari BL-ah kaaso soraceyn niman katirsan shabaab kuwaa oo donaaye in ey dilaan wariyaha oo xiligaas kusii jedey gurigiisa [...]
January 30th, 2011 | Posted in MAQAALLO ,SOMALI NEWS | Read More »
Dagaal kadhacey Karshaale maanta Kalshaale ayaa goor dhawayd ka dhacay dagaal aan wax badan soconin wuxuuna dhex maray ciidamada SSC iyo kuwa maleeshiyaadka SNM . Ciidamada SSC oo muddooyinkanba isha ku hayey dhaqdhaqaaqa ay wadaan maleeshiyaadka uu madax maray damaca dhuleed oo markan garabsanaya horjoogaha maamulka Jabhada SNM, inkastoo uusah ahayn dagaal waqti badan socday, [...]
January 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Ma Dooneysaa in Ninkaada mar waliba dareenkiisa si sahal ah ku kiiso? Si aad u kasbato ninkaada waxaad xooga saartaa in ninkaada aad dareen kiciso jirkaada iyo xubnahaada uu ALLE kugu maneestay adiga oo madaxaada ka bilaabaya in aad ugu raaxeso Tinta madaxa :Tinta waa taajka iyo quruxdaada .maalin isku day in ninkaada jirkiisa ku [...]
January 30th, 2011 | Posted in Aqoonta Galmada ,SOMALI NEWS | Read More »
Muqdisho iyo Nirobi hadal heeska ugu badan noqdey Dufaanta kasocota Wadamada Carabta Magalaooyink aan kor kusoo xusney ayaa maalmihi ugu dabeyse hadal heeska ugu badan noqotey kacdoonka isbadal doonka gil giley dadyowga aya ah kuwa dhagta kuhaayo kolba xaalka sida umaraayo wadamada kasocdaan banaanbaxyada wata rabshadaha isbadal doonka ah Goobaha maqayadaha iyo cafe teryada magalada [...]
January 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Geeljire Soomaali ah oo shaqadiisii Geeljirenimo ka helay dalka Sweden (Aqriso oo daawo sheekadaan xiisaha leh) Sheekadaan waxaa qoray wargeyska expressen ee Sweden ka soo baxa Cali Cabdullaahi Xasan waa 40 jir ka yimid Soomaaliya soona galay dalka Sweden isagoo qaxooti ah. Waxaana xiligaas uu diiday inuu ka talo baxo shaqadiisii hore iyadoo ay jirto [...]
January 30th, 2011 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »