Home » December 31st, 2010
Entries posted on “December, 2010”

Hambalyo kal iyo laab oo diraayo milkilaha guud webka badweyn sanada 2011(Daawo sawirada) Marka koowad waxaan guud ahaan ummadda somaliyeed ee muslimka ah, meel eey joogaanba uga rajaynayaa raxmaanka sanad kheeyrkiisa, wanaagiisa, barwaaqadiisa iyo nabadgelyadiisaba leh helaan. In uu noqdo sanad leh dawo nabadeed, badbaadiin ummadeed, samaan tilmaamid, nooleyn midnimo iyo wada jir ummadeed. In [...]
December 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

waxa caawa shaaca laga qaadey in lomagacaabey wariye anwar baqiit madaxa Africa iyo Asia ee webka dayniile oo kamid ahaaay howl wadenada warbaahinta badweyn kaaso oga sowarami jirey dalka sudaan oo kuyahey ardey wax kabarta jamacada ugu weyn Qartuum Anwar baqiit oo lagu xasuusto soo tabinta wararka iyo arimaha bulshada isagoo toosh ku ifiya dhibaatooyinka [...]
December 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Lamaane isku dhex barte barnaamish kabaxaaye Mid kamid ah Idaacadaha muqdisho oo ku aqal gale Sweden(sheeko xiisa leh) Waxaan ku dhashay magaaladda Galkacyo, balse waxaan kusoo barbaaray magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo waxbarashadeeda aan kusoo qaatay iskuulka Imaamu Shaafici qeybta K.P.P ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Nimco ayaa waxaa isu baranay Idaacadda codka [...]
December 31st, 2010 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

Waxaan ku dhashay magaaladda Ceeri-gaabo ee gobolka Sanaag, balse waxaan kusoo barbaaray dalka Boqortooyada ee Ingiriiska, sidoo kale waxbarashadeeda ayaa waxaa kusoo qaatay dalka Ingiriiska, gaar ahaan caasimadda dalka Ingiriiska ee London. Axmed ayaa waxaa iska baranay Shabakadda Facebook, horaantii sanadkii 2008-dii, runtii aragtida koowaad ee aan Axmed arkay ayaa wuxuu ii qaaday si-weyn, anna [...]
December 31st, 2010 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »

war deg deg ah:amiirka AL’shabaab Abuu zubeyr oo canjalad maqal ah soodirey (sababtoo ah) Amiirka xarakada Shabaab Sheekh Mukhtar abu Zubeyr [Axmed Cabdi Godane] ayaa goor dhoweyd daboolka ka qaaday cajalad maqal ah oo uu kaga hadlayo arimo kala duwan. Cajaladan oo ah mid u waqti dhow la soo duubay ayaa Abu Zubeyr wuxuu ka [...]
December 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Ciyaarta kama dambeysta ee koobka gobolada Soomaaliya iyo diyaar garowga labada koox Ciyaarta kama dambeysta ee koobka gobolada Soomaaliya ayaa ka dhacaysa galabta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe caasimada Puntland. Ciyaarta Final-ka ayaa dhexmari doonta xulalka kubadda cagta ee gobolada Banaadir iyo Bari oo wareegaas usoo baxay,waxaana ay tahay ciyaar aad u adag oo [...]
December 31st, 2010 | Posted in MAQAALLO,SOMALI NEWS | Read More »

Muqdisho kuwaabariiste madaafiic iyo dagaalo culus Dagaalo xoogan ayaa saaka waxa ay ka socdaan qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ay isku horfadhiyaan dhinacyada dagaalamay. Dagaaladaan ayaa waxa ay ka dhacayaan waqooyiga magaalada Muqdisho waxaana leesku adeegsanayaa madaafiicda iyo waliba qoryaha daran dooriga u dhaca. Dagaaladaan ayaa waxa ay ka denbeeyeen ka [...]
December 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Maxkamada magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland ayaa xukun ku riday lix nin oo duuliyaal ah oo waday diyaarad la sheegay in ay hub u siday Puntland oo maalmahan ku xanibneyd Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Maxkamada ayaa duuliyaasha ku xukuntay min hal sano oo xarig ah iyo lacag dhan 500$ Doolar, iyadoo [...]
December 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Baarlamanka KMG oo saakay su’aalo weydiinaya Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG. kadib saacadaha na soo aadan kullan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka Xildhibaanada Baarlamanka KMG ee Soomaaliya, si ay su’aalo u weydiiyaan Ra’iisul Wasaare Farmaajo. Ra’iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid ah Golayaasha Wasiiradiis Cusub ayaa la filayaa in ay hortagaan maanta Xildhibaanada Baarlamanka KMG ee [...]
December 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo si weyn u qiyaantay wiil ay muddo isjeclaayeen “Daawo Sawirada Gabadhaasi” Qisadaan ayaa waxey dhex martay lamaane soomaaliyeed oo aad isu jecel oo lagu kala magacaabo Keyse iyo Maariyo. keyse ayaa wuxuu kubilaabayaa sidatan. waxaan kudhashay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada yaaqshiid sanadku markuu ahaa 1986. maalin maalmaha kamid ah ayaan soo [...]
December 30th, 2010 | Posted in Arimaha Jaceylka,SOMALI NEWS | Read More »