Home » November 30th, 2010 Entries posted on “November, 2010”

Ciidamada Itoopiya ee fariisinka kuleh Isgoyska Kala-bayr ee Gobolka Hiiraan ayaa gilinkii danbe ee maata toogasho ku dilay nin ganacsade ah oo siweyn looga yaqaano Magaalada B/weyne

Ciidamada Itoopiya ee fariisinka kuleh Isgoyska Kala-bayr ee Gobolka Hiiraan ayaa gilinkii danbe ee maata toogasho ku dilay nin ganacsade ah oo siweyn  looga yaqaano Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan,iyagoo sidoo kale xiray ilaa 3qof oo ay ugu shakiyeen in ay xiriir la’leeyihiin Al-shabaab. Marxuumka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mumin Yusuf Jimcale {Muumin [...]

November 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shacabka Sudan oo ka welwelsan in laba loo qeybiyo wadanka sudan bisha soo socta+Sawiro

Sahacabka sudan ayaa welwel ka muujiyay in labo dowlad laga dhigo wadanka sudan kadib markii in mudda ah muran ka tagnay labada maamul waqooyiga iyo koonfurta Suudaan  Waxgaradka wadanka sudan ayaa welwel ka muujinaayo isbedelka siyaasada sudan, iyaga oo  ka cabsanaayo in ay ka abuuranta xasilooni daro oo salka ku hayso dhibatooyinka aafeeyay qaar ka [...]

November 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Duqeymo xoogan qasaaro badana geestay oo mar kale ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Dagaal iska horimaad ah oo barbar socda duqeymo xoogan ayaa ka dhacay degmada Boondheere, waxaana saameyn ay ku yeesheen meelo ka baxsan degmadaasi. Madaafiic xoogan ayaa ku dhacday meelo kala duwan, waxaana ay daba socdaan dagaalkan iyo duqeymahan xalay ka socday qeybo ka mdi ah magaalada Muqdisho. Qasaaraha dhimasho ayaa waxaa uu gaarayaa 11 qof [...]

November 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Qoysas fara badan oo guryahooda uga barakacay dhibaatooyinka abaareed gudaha gobalka Sh/Hoose

Waxaa soo kordhaya cabashada ka imaaneysa bulshada ku dhaqan gobalka Sh/Hoose, halkaasoo ay ka jiraan abaaro saameeyay dad badan. Ilaa boqol qoys tiro lagu qiyaasay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka barakacay deegaanadooda, waxaana ugu badan meelaha laga barakaca deegaanada ka fog wabiga. Dhibaatooyin daran oo biyo la’aan ah ayaa saameyn ku yeeshay qoysas fara [...]

November 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Maxkamad ku taala Mareykanka oo 30 sano xabsi ah ku xukuntan wiil Somali ah oo ku eedeysan burcad badeednimo

Maxkamad ku taala Mareykanka ayaa ku xukuntay 30 sano oo xabsi ah wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa koox weerar ku qaaday markab laga leeyahay dalkaasi. Jaamac Iidle Ibraahim ayaa waxaa la sheegay inuu qirtay dambigiisa, waxaana lagu xukumay 30 sano xabsi ah gudaha Mareykanka. Jaamac ayaa koox burcad badeed ah [...]

November 30th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Real Madrid oo Caawa La xasuuqay(Lama arag Lana Maqal)

Ciyaar aad u adkeyd oo dhex martay kooxahada Barcelona iyo Real Madrid oo ka dhacday Magaalada Barcelona ee wadanka Spain kadib Markii afka ciida loo daray Naadiga real Mardid goolal aad u badan oo ka Careysiiyay Taageera Yaasha Naadiga Barcelona . Ciyaartaan oo ay wada Sugayeen Malaayeen dad ah oo ku sugan Daafaha dunida ayay [...]

November 29th, 2010 | Posted in SPORTS | Read More »

1qof ayaa geeriyooday 6kalana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib Dagaalo beleedyo ka dhacay Duleedka B.weyne

1qof  ayaa geeriyooday 6kalana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii manta uu muran ku aadan la’haansho dhulbeereed baaxad-weyn uu ka dhexmaray labo beelood oo walaalo ah oo isla daga deegaanka lagu magacaabo Gambarlaawe oo ka tirsan Degmada B/weyne ee Gobolka Hiiraan. Dhimashada qofkana iyo dhaawaca ayaa waxaa uu ka dhashay markii ay dadku [...]

November 29th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeyo maleeshiyo kala taabacsan labo beel ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo duleedkeeda, kaasoo geestay qasaaro dhimasho iyo dhaawac. Dagaal beeleedkan ayaa waxaa inta la ogyahay ku geeriyooday shan qof tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen. Wuxuu ku soo beegmayaa xilli ay socdeen dadaalo nabadeed oo ay ku howlanaayeen maamulada Gal-Mudug iyo Puntland. [...]

November 29th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciidamo loo tababarayay la dagaalanka burcad badeeda oo tababarkooda loogu soo gaba gabeeyay magaalada Boosaaso

Askar gaareysa 300 oo loo tababarayay la dagaalanka kooxaha burcad badeeda ayaa loo soo gaba gabeeyay tababarkaasi gudaha magaalada Boosaaso. Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo oo lagu soo xirayay tababarkaasi ayaa waxaa ka qeyb galay M/weyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada ee maamulka Puntland. Tobabarkan oo socday saddex bilood ayaa [...]

November 29th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gudiga dib u heshiisinta ee baarlamaanka DKMG oo sheegay inuu rajeynayo mar dhaw dhamaado khilaafaadyada

Guddiga dib u heshiisiinta ee baarlamaanka dowladda KMG ayaa sheegay inuu meel wanaagsan u marayo howlaha loo xilsaaray. Gudoomiyaha gudiga, Maxamed Aadan Waayeel ayaa wuxuu sheegay inay socdaan kulamo u dhaxeeya mudanayaasha baarlamaanka si loo soo gaba gabeeyo khilaafaadka dhexdooda ah. Xildhibaanada ayaa ku kala aragti duwan qaabka loo wajahayo howlaha horyaala baarlamaanka. Shalay ayaa [...]

November 29th, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka