Home » October 31st, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Wariye Anwar Bakhiit oo ka jawaabaayo qoraal kusoo baxay web-seedka ku hadla afka mudulood, shaaciye

Wariye Anwar Bakhiit oo ka jawaabaayo qoraal kusoo baxay web-seedka ku hadla afka mudulood, shaaciye Waxaa cajiib ah qoraal aflagaado ah ee kusoo baxay boga www.shaaciye.com kaasoo Dhulka dhigay dhammaan sumcada qabaa’ilka kasoo jeeda muqdisho halka uu ka amaanay qabiilka uu kasoo jeedo qoraaga maqaalkaasi qoray Xusein madoobe Balse horay ayaa loo yiri “ Waxaad [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Chelsea iyo Arsenal oo si xarako leh ku badiyay,Man Utd oo..

Kooxda Hogaanka u heesa Horyaalka Ingiriiska ee Chelsea ayaa ku badisay  2-1 oo ay kaga adkaatay kooxda  Blackburn Rovers .   Chelsea haatan waxa ay ku hogaamineesaa Horyaalka 25 dhibac oo ay ku heshay 10 Kulan , 5 dhibac oo nadiif ah waxa ay ka sareysaa Arsenal halka ay Man United iyo Man City ay ka [...]

October 31st, 2010 | Posted in SPORTS | Read More »

war deg deg ah R/Wasaare Farmaaj oo daqiiqado kahor la ansixiye

war deg deg ah R/Wasaare Farmaaj oo daqiiqado kahor la ansixiye  Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka oo maanta fadhi ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa codka kalsoonida u qaaday Raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).  Fadhiga ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Sheikh Aadan,waxaana [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaal xoogan oo muqdisho kudhex marey Al shabaab iyo Amisom

Dagaal xoogan oo muqdisho kudhex marey Al shabaab iyo Amisom  dagaal aad culus ayaa kadhacey qybo katirsan degmada hodan kaaso udhaxeey xogaga al shabaab iyo Amisom oo gacan buuxda sineyso ciidanka dowlada dagalkaas aya kubilowdey rasaas reel teel ah isweydarsanayaan xogaga iyadoo isku badaley mid aad uxoogan kaaso kaqeyb qaadanayan gawaarida dagaal eyleyihin amisom  dagaalkaas [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaal xoogan oo muqdisho kudhex marey al shabaab &Amisom

Dagaal xoogan oo muqdisho kudhex marey al shabaab &Amisom dagaal aad culus ayaa kadhacey qybo katirsan degmada hodan kaaso udhaxeey xogaga al shabaab iyo Amisom oo gacan buuxda sineyso ciidanka dowlada dagalkaas aya kubilowdey rasaas reel teel ah isweydarsanayaan xogaga iyadoo isku badaley mid aad uxoogan kaaso kaqeyb qaadanayan gawaarida dagaal eyleyihin amisom  dagaalkaas aya [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xubnaha barlamaanka oo kuqul qulaya golaha shacabka Farmaajo wadnaha gacanta kuhaya

Xubnaha barlamaanka oo kuqul qulaya golaha shacabka Farmaajo wadnaha gacanta kuhaya  Xubnaha baarlamaanka ayaa waxay kusoo qul qulaayaan Xaruunta Golaha Shacabka oo uu ka dhici doono in codka kalsoonida loogu qaado Raa’isal Wasaare Maxamed C/Laahi Maxamed “Farmaajo”, oo uu soo magacaabay madaxweynaha dowladda kmg ee Soomaaliya  Kullankaan ayaa waxaa la filaayaa in codka kalsoonida lagu [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Burcad badeed somaliya oo gacanta kudhigtey markab saliida qaada

Burcad badeed somaliya oo gacanta kudhigtey markab saliida qaada Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa qafaashay Markab nooca Saliida Xambaara oo laga lahaa Dalka Panama oo marayay meel xeebta Soomaaliya u jirta 600 oo Meyl. Midowga Yurub kooxda isku sheegtay ee ilaalia Badda ayaa warkaasi shaaciyeen inuu jiro afduubka markabkan MV Polar oo ay saarnaayeen 24 [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wadada Warshadaha oo dib saakey ufirmatey

Wararka naga soo gaaraya wadada warshadaha ayaa sheegaya saakay caadi ku soo laabtay isku socodka gaadiidka dadweynaha iyo kuwa caadiga ah Jidka Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Xirnaashiyaha jidkan ayaa yimid kadib markii shalay Qaraxyo culus oo qasaare xoogan ka soo gaartay Ciidamada AMISOM lagula beegsaday, kadibna Ciidamada Burundi ee fariisinka ku leh Ex Kulliyadii hore [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Daawo Barnamij laga so diyaariyay dhibka heysta Somalida Talyaaniga

Halkaan ka Daawo Safaaradda Soomaalida ee Dalka Talyaaniga oo Qashib Qub Noqotay Iyo Qaxootiga Soomaaliyeed eek u Dhaqan Dalkaas oo Dagan Iyo Nolol Xumada Heesato Soomaalida Daawo Barnamij laga so diyaariyay dhibka heysta Somalida Talyaaniga Sidoo kale Soomaalida ku Dhaqan Magaalada Rooma ee Dalkaasi Talyanaiga ayaa aad ugu Cawaadaya Nolol Xumada Heesato Waxayna Besha Caalamka [...]

October 31st, 2010 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gacaliye aan isguursane maxaad inoo haysaa? Sheko Xiiso badan!!

Ayaanle iyo Xaliima ayaa ah wiil iyo gabadh soomaaliyeed oo xidhiidh ku dhex maray Soomaliya, jacaylkoodiina ka sii jaanqaaday wawadanka Koonfur Africa, kadbina arin dhacday darteed uu halkaas ku burburay xidhiidhkii ka dhexeeyay. Hadaba Ayaanle oo arinta inooga waramaya sidii ay wax u dhaceen ayaa ku bilaabay sidatan: Waxaan ku dhashay Muqdisho, gaar ahaan degmada [...]

October 31st, 2010 | Posted in Arimaha Jaceylka | Read More »

Recently Commented

  • Khalid: salaan kadib, Wilasha qabo gabdho uur leh iyo gabdaha uurka leh. hala taxaro. yaan cunuga in uu soo dhaco...
  • Khalid: salaan dhamaan. intaas kadib. Badweyn waxay isku badashay jaamacadda wax baarto. awal waxay noo sheegi jireen...
  • Amadeo: Xafso haa run machine isticmaal si cusbada iyo calorie jirka kujiro u babaan lkin biraha culculus hau dhawaan...
  • Mclnka: Raxma farxiyo cml ayan aqana wa dolar radis run haday ka tahay hadhahdo wil fican ayan raba o igursado melu...
  • Mclnka: Yaab dheh kakakakaka